admin

    Reysul wasaaraha Britain oo lagu canaantay goaankii uga hadhay heshiiskii Dhaqaalaha Yurub

    London Dec 10,2011(qurbejoog.com)-Reysul wasaaraha dalka Britain ayaa shalay qaadacay heshiis ay dhawaan gaadheen reer Yurub oo lagu xakameynayo xaalada dhaqaale xumo ee qaaradaas suuqyadeeda ragaadisay dhawrkii sano ee u danbeyay. Mr David Cameron ayaa sheegay in heshiiskaasi uu dhantaalayo madaxbanaanida dalkiisa sidaa awgeedna uu u qaadacay. Xukuumada Britain ee huwanta ah ayaa ka kooban axsaabta…

    Read More

      Congo oo laba Madaxweyne yeelatay doorashadii Madaxtooyada dabadeed

      Kinsasha Dec 09,2011(Qurbejoog.com)-Waxa isa soo taraya dalabyada nabadeynta ah ee ka imanaya beesha caalamka ee ku wejahan xaalada ka dhalatay doorashadii dhawaanta loogu tartamay madaxtinimada dalka Congo ee buuqu ka dhashay. Madaxa xisbiga mucaaridka ah ee Etiene Tshisekedi ayaa ganafka ku dhuftay natiijadii doorashada isla markaana ku dhawaaqay in uu yahay madaxweynaha dalka Congo. Etiene…

      Read More

        QOLO NACAYBKOODU YUUSAN ALLE KU SEEJIN.

        Dadka Soomaaliyeed iyaga oo wada islaama ayaanay weligood ku dhaqmin kuna talo goosan shareecada Islaamka. Sidaas darteed waxay u ra’yi dhiibtaan ama u talo soo jeediyaan sidii ay ka barteen gumaysigii gaalad iyo ka dib kuwii ay wax ka soo kala barteen. Markii aad dhigaysato dadka ka hadlya miidiyaha ee ka doodaya xalka dhibaatada ka…

        Read More

          Reprieve for US Somalis on money transfer issue

          MINNEAPOLIS (AP) — A bank that handles the majority of money transfers from Minnesota to Somalia said Friday it would continue that service until Dec. 30, allowing funds to keep flowing into the war-torn and famine-stricken country while officials discuss ways to reduce the bank’s risk. The news came as a relief to Somalis in…

          Read More

            Madaxweyne Shariif oo u dhoofay dalka Qadar

            Muqdisho Dec 09, 2011(qurbejoog.com)-  Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka dhoofay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo ay kusii sagootiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federalka Soomaaliya. Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo oo ka mid ah labada gole ayaa maanta ka duulay Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, iyagoo…

            Read More

              Ban Ki-moon oo si heersare ah loogu soo dhaweeyay Muqdisho, kulamona la qaatay Madaxda dowladda KMG ah

              Muqdisho Dec 09,2011(qurbejoog.com)- Xogyaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa maanta kasoo dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen Mas’uuliyiinta ugu sar sareysa dowladda KMG Soomaaliya. Ban Ki-moon ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya, gudoomiyaha barlamanka, Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan barlamanka Soomaaliya, iyadoo markii dambe loo…

              Read More

                maayarka hargaysa oo dhagax dhigay Waddo laami ah oo isku xidhaysa degmooyinka 26-June iyo Gacan Libaax

                Hargeysa (D.H.H)- Maayarka Caasimada Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa  khamiistii dhagax dhigay dhismaha waddo laami ah oo 1.3km iyo 300 oo ka bilaabmaysa Jeelka weyn ee Hargeysa hortiisa illaa Isgoyska Baliga Daami ee degmada Gacan libaax. Kulankii loo sameeyay bilowga wadadan oo socon doonta muddo bil ah waxa kale oo ka soo qeyb galay Xildhibaano…

                Read More

                  Ruushka oo Mareykanka ku eedeeyay qalalaasaha ka dhashay Doorashooyinkoodii baarlamaanka

                  Moscow Dec 09,2011(qurbrjoog.com)-Reysul wasaaraha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa saxaafada ka sheegay in dawlada Mareykanku dabada ka wado dadka qalalaasaha ka wada dalkiisa. Reysul wasaaraha ayaa si gaar ah farta ugu fiiqay xoghayaha arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka Hillary Clinton. Haweeneyda ayaa dhawaan sheegtay in ay ka walaacsan yihiin isdaba marin ay sheegtay in ay…

                  Read More

                    Al Shabaab oo bilowday isticmaalka Twitter

                    Muqdisho Dec 09,2011(qurbejoog.com)-Kooxda Al Shabaab ayaa todobaadkan markii u horeysay lagu arkay barta xog-wadaaaga ee Twitter ka dib kolkii ay furatay ciwaan u gaar ah HSMpress Somalia. HSM oo loo soo gaabiyay Harakat al Shabaab al-Mujahideen ayaa ilaa iminka la isticmaalay uun ilaa lix goor oo qudha. Tilaabadan ayaa u muuqata mid jawaab u ah…

                    Read More

                      Xildhibaano reer Kenya ah oo suaalo ka keenay hawlgalka ciidamadooda,dhaleeceyna u jeediyay Augustine Mahiga iyo Shariif Xasan

                      Nairobi Dec 09,2011(qurbejoog.com)-Labo ka mid ah xildhibaanada dalka Kenya ayaa dalbaday in la soo bandhigo shuruucda lagu hagayo hawlgalada ciidamada Kenya ee dalka Soomaaliya. Xildhibaanada Axmed Cawad iyo Ibrahim Sheekh Cali ayaa manata shaaciyay dalalbkan. “Farogelin lagu sameeyo Soomaaliya waa in loo maraa heyadaha shaci ee dalka,Soomaaliyana hore ayay ciidamo shisheeye u faro geliyeen waxbana…

                      Read More

                        Somali MPs Demand Rules of Engagement for Kenyan Troops

                        Two Somalia MPs and two businessmen have demanded rules of engagement for Kenya troops who will join the African Mission in Somalia contingent. The MPs Ahmed Awad who is also the chairman of Somalia’s parliamentary committee on information, Ibrahim Sheikh Ali, the chairman of a parliamentary committee on reconciliation as well as businessmen Jama Hassan…

                        Read More

                          Somali al Shabaab rebels join Twitter

                          Somalia’s al-Qaeda-linked al Shabaab militants have apparently opened a Twitter account, using the handle @HSMPress. HSM is the English acronym of the full length version of al-Shabaab’s name, the Harakat al Shabaab al-Mujahideen, the Wired news site reported. Most followers are understood to be either journalists, aid workers or researchers of terrorism. More on GlobalPost:…

                          Read More

                            Witnesses: Planes bomb Somali town

                            MOGADISHU, Somalia (AP) — Planes bombed bases belonging to al-Qaida-linked al-Shabab militants in a southern Somali town on Thursday, killing at least 1 person, residents said. Bardhere town elder Abdi Aden said he heard the sound of planes and then explosions on Thursday. He said he saw one dead man and three wounded ones being…

                            Read More

                              Duulaan Ciidamada dowladda iyo AMISOM ay ku qaadeen AL Shabaab

                              Muqdisho Dec 08,2011(qurbejoog.com)-  Dagaalkaani oo ahaa mid aad u culus ayaa maanta waxaa uu Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo taageero Milatari ka helaya kuwa AMISOM iyo Kooxda Al Shabaab waxaa uu ku dhexmaray degmooyinka Huriwaa iyo Yaashqid ee Magaalada Muqdisho.   Inta la’ogayahay 7-ruux ayaa ku geeriyootay halka tiro intaasi ka badanna ay ku dhaawacmeen…

                              Read More

                                DKMG oo sheegtay in Shabaab ay go’aamiyeen ciribtirka Culumada Somaliyed

                                Muqdisho Dec 08,2011(qurbejoog.com)  Dowladda KMG Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii dhawaan Ururka Al Shabaab  ugu soo gaba gaboobay Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Bay diiradda lagu saaray sidii loo layn lahaa Culumaa’udiinka iyo Waxgaradka Soomaaliyeed.   Wasiirka cadaaladda iyo garsoorka ee Xukuumadda KMG Soomaaliya Axmed Xasan oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in…

                                Read More

                                  Raiisul wasaare Gaas oo dib ugu soo laabtay Muqdisho, Soona dhaweeyay Ciidamada Kenya ee ku biiraya AMISOM

                                  Muqdisho Dec 08,2011(qurbejoog.com)- Barqonimadii maanta ayaa Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya waxa uu kasoo dagay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen Mas’uuliyiin farabadan oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.   Gaas ayaa isaga iyo Wafdigiisa waxaa Garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay, Wasiiro, Xildhibaano iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya kadib safaro…

                                  Read More

                                    Madaxweynaha Jabuuti oo Gacalkii Ergo ahaan Hargeysa ugu diray

                                    Jabuuti Dec 08,2011(qurbejoog.com)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa Guddomiyaha Bank dhexe ee Jabuuti Jaamac Maxamuud Xeyd ergo ahaan ugu diray magaalada Hargeysa ka dib kolii ay reer Somaliland ka cadhoodeen wareysi uu dhawaan siiyay jariirada Jeune Afrik. Guddomiyaha Bank oo ay madaxweynaha ay xidid yihiin ayaa inta badan isagu maareeya xiriirka Jabuuti iyo Somaliland. Waxaana…

                                    Read More

                                      Boorama oo xalay bandoow lagu soo rogay

                                      Borama Dec 08,2011(qurbejoog.com)-Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa xalay ay ciidamada dawladu ku soo rogeen Bandoow ka dib kolkii ay shalay gelinkii danbe xiisadi ka dhalatay rag ay ciidamadu ka qabqabteen halkaasi. Ciidamada amniga ayaa qabtay rag dhawr ah oo siyaasiyiina oo si adag uga hadlay dhacdadii lagu laayay sadex ruux oo ku noolaa…

                                      Read More