Weerar Hoobiyeyaal ah oo mar kale lagu bartilmaameedsaday Garoonka Diyaaradaha ee Baydhabo
BAYDHABO (QJ) – Hoobiyeyaal ayaa lagu riday Garoonka Diyaaradaha ee Shaati Gaduud ee Baydhabo Talaadadii, iyadoo diyaarad siday Mahad Salaad, Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Amniga Qaranka ee Soomaaliya (NISA), ay ka soo degtay Muqdisho, sida ay sheegeen ilo maxalli ah. Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in dhowr hoobiye ay ku dhaceen meel u dhow…
