admin

Saaxiibada Caalamka oo soo dhaweeyay waxkabedelka Dastuurka

Muqdisho March 31, 2024 (QJ) -Saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah waxay soo dhaweeyeen dadaalladii ugu dambeeyay ee Soomaaliya iyo sida ay uga go’an tahay dib u eegista iyo wax ka bedelka dastuurka dhameystiran, iyagoo qiray talaabooyinka muhiimka ah ee dowladdu ka qaaday arrintan. Saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah waxay sheegeen in dawladda Soomaaliya ay xaqiijisay…

Read More

Deni oo gooni isutaaga Puntland la wadaagay QM

Garoowe March 31, 2024 (QJ) -Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabilay wafdi ay hoggaaminayso wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Catriona Laing. Kadib go’aankii shalay kasoo baxay Golaha Wasiirada Puntland ayaa si weyn ula fal-galaya Beesha Caalamka, iyadoo Madaxweyne Deni uu Qaramada Midoobay la wadaagay qoraalka rasmiga ah ee…

Read More

Waxkabedelkii dastuurka oo la ansixiyay

Muqdisho March 30, 2024 (QJ) -Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo goordhaw kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa si aqlabiyad leh ku ansixiyay wax ka bedelka qodobo kamid ah Dastuurka KMG ee dalka. Kulanka xildhibaanada labada Aqal ee lagu ansixiyay wax ka bedelka Dastuurka ayaa waxaa soo xaadiray 254 xildhibaan oo isugu…

Read More

Soomaaliya iyo Shiinaha oo amniga iyo Dawlad wanaaga ka wadahadlay

Muqdisho March 29, 2024 (QJ) -Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya FEI Shengchao. Intii uu socday kulanka ayaa Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Safiirka Shiinaha waxa ay ka wada hadleen sare u qaadida iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Shiinaha, gaar ahaan dhanka…

Read More

Baanka Aduunka oo u digay Soomaaliya

Muqdisho March 28, 2024 (QJ) -Bankiga Adduunka ayaa digniin u diray dowladda Soomaaliya oo ku aadan dib u dhaca ku yimid soo gudbinta warbixintii hanti dhowrka ee mashaariicda uu bangiga adduunka bixiyo. Warbixinta oo la sugayay June 30, 2023 ayaan weli la soo gudbin, waxaana dib u dhacan uu saameyn ku yeelan karaa ansixinta mashaariic…

Read More

Former Federal Presidents accuse the incumbent of perusing self-interest

Mogadishu March 29, 2024 (QJ) -The former Presidents of Somalia, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and Mohamed Abdullahi Farmajo have spoken out against the planned upcoming parliamentary meeting to approve the amended Constitution by the Members of Parliament. In a statement released by the former heads of state, they expressed that President Hassan Sheikh Mohamud lacks…

Read More

Markab Burcad heysato oo sahaydii ka dhamaatay

Bossaso March 28, 2024 (QJ) -Markabka laga leeyahay dalka Bangaladesh oo ay afduubteen kooxaha burcad badeeda Soomaalida ayaa la filayaa in dhawaan uu ka dhamaado sahayda muhiimka ah. MV Abdullah ayaa weli waxaa gacanta ku haya burcadbadeedda, inkastoo ay jireen warar sheegaya in wada-xaajood ay yeesheen burcada iyo mulkiilayaasha. Hayadaha Amniga badaha iyo mulkiilayaasha maraakiibta…

Read More

Xildhibaanada labada aqal oo loo qeybiyay waxkabdelkii lagu sameeyay Dastuurka

Muqdisho March 28, 2024 )QJ) -Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u guddoomay qoraalka Dastuurka Federaalka Soomaaliya oo wax laga bedelay. Guddoomiyaha guddiga dib u eegista iyo hirgelinta dastuurka federaalka Xildhibaan Xuseen Iidow ayaa xubnaha u akhriyay qoraalka rasmiga ah. Xildhibaan Iidow ayaa sheegay in 316 Xildhibaan ay wax…

Read More