RW Xamse oo Qaabilay Ergeyga Shiinaha ee Geeska Africa
Muqdisho March 26, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Shiinaha u fadhiya Geeska Afrika Ambassador Xue Bing, waxayna ka wada hadleen sare u qaadidda xiriirka iyo iskaashiga labada dal. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Shiinaha ee ku sugan Soomaaliya, wasiir…
