admin

US and Egypt oppose Rafah attack

CAIRO (QJ) -The United States Secretary of State Antony Blinken, currently in Cairo, has stated that there is a growing consensus between Israel and Hamas to negotiate a ceasefire to de-escalate tensions significantly, but he noted that serious challenges remain. Blinken emphasized that he still believes the ceasefire agreement is feasible, despite the intensive efforts…

Read More

Deni oo Farmaajo si diiran ugu soo dhaweeyay Garoowe

Garoowe March 21, 2024 (QJ) -Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Garoonka diyaaradaha ee Janaraal Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe waxaa ku soo dhoweeyay Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Xildhibaano, Wasiiro, iyo qeybaha kala…

Read More

Sheekh Shariif oo ka horyimi Xasan Sheekh

Muqdisho March 21, 2024 (QJ) -Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo wax ka bedelka lagu sameeyay dastuurka. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif…

Read More

Ciidamo lagu soo bedelayo ATMIS

Muqdisho March 21, 2024 (QJ) -Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS Ambassador Mohamed Al-Amine Souef ayaa xaqiijiyay in bisha December la soo gabagabeyn doono ka bixitaanka Ciidamada ATMIS ee Soomaaliya. Danjire Souef ayaa sidoo kale sheegay in howlgal cusub uu ka billaabanayo Soomaaliya marka ciidamada ATMIS-ka laga saaro dalka dhammaadka sannadkan,…

Read More

RW Xamsa oo dalab u gudbiyay UNHCR

Muqdisho March 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR Charles Mballa. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxa Hay’adda UNHCR ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay xaaladda Qaxootiga iyo Barakacayaasha dalka iyo sidii loo horumarin lahaa barnaamijyada gargaarka ah ee…

Read More

Soomaaliya oo ka qeybgaleysa shir amni

Riyadh March 18, 2024 (QJ) -Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galaya shir madaxeedka Isbaheysiga la dagaalanka Argagaxisada Islaamka (IMCTC) oo ka furmaya dalka Sacuudiga. Wafdigan oo uu hoggaaminayo General Cabdiraxmaan Tuuryare ayaa gaaray magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga. Shir madaxeedkan oo ay ka soo qayb galayaan dhamaan wadamada xubnaha ka ah…

Read More

Qasa o ay ka jirto macluul baahsan

Qasa March 18, 2024 (QJ) – Barnaamijka Cunnada Adduunka ayaa Isniintii soo saaray bayaan ku saabsan sugnaanta cuntada ee Marinka Gaza taasoo lagu ogaaday in 88% dhammaan dadka gobolka ay soo wajahday xaalad deg-deg ah ama cunto yari waxayna ka digtay in macaluul ka jirto waqooyiga Gaza. Warbixinta IPC, oo ay qoreen koox ka kooban…

Read More