Turkiga oo sheegay in uu dhexdhexaadinayo Soomaaliya iyo Itoobiya
Antalya March 03, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Antalya kula kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan. Kulanka oo ka dhacay Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya ayaa waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya, dadaallada la xiriira la-dagaalanka argagixisada, iyo sidoo kale arrimaha gobolka iyo caalamka. Intii…
