admin

Madaxweynaha Soomaaiya oo sexeex ku baabiiyay heshiiskii Addis Ababa

Muqdisho January 06, 2024 (QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saxiixay sharci ay baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku baabi’inayaan heshiiskii dowladda Itoobiya iyo maamulka Somaliland dhawaan wada qaateen. Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay sharcigan. Madaxweynaha ayaa ku ammaanay wakiilada Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare doorka taariikhiga ah ee ay…

Read More

Somaliland oo u jawaabtay beesha caalamka

Hargeysa January 05, 2023(QJ) -Somaliland ayaa jawaab ka bixisay hadallo iyo baaqyo ka soo yeedhay hay’ado caalami ah iyo dalal dhawr ah oo ku saabsan heshiiska Somaliland iyo Itoobiya, iyadoo sheegtay inaanay hadaladani waxba u dhimayn heshiiska. Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Maxamed Xasan oo wareysi siiyay VOA-da ayaa ku andacooday in hadalada ka soo baxay…

Read More

Xasan Sheekh: Muuse Bada wuxuu u bixiyay in uu ku mudo kororsado

Muqdisho January 05, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaashaaca ka qaaday sababta dhabta ah ee uu Madaxweynaha Somaliland ee muda dhaafka Xilka ku jooga uu heshiiska badda ula sexeexday Abiy Ahmed. Madaxweyne Xasan ayaa khudbadii salaada jimcaha oo uu ka jeediyay masjigka Villa Somalia ayaa sheegay sababata uu Muuse Biixi heshiiska ula sexeexda…

Read More

Baarlamaanka Puntland oo doortay Guddoomiye iyo ku-xigeeno

-Maanta ayaa magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland waxaa ka dhacay doorashada guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi, kadib markii ay si heer sare ah loo soo agaasimay doorashada. C/Risaaq Axmed Siciid ayaa loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka Lixaad ee Baarlamaanka Puntland isagoo ka guuleystay saddex musharax oo kale. Maxamed Barre Shire ayaa sidoo kale loo doortay Guddoomiye…

Read More

Beesha Caalamka oo ka hadashay heshiiskii Addis Ababa

Moqdisho January 04, 2023 (QJ)- Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka, Matthew Miller, ayaa sheegay in dowladda Mareykanka ay ka walaacsan tahay xiisadaha ka taagan Geeska Afrika. Miller oo ka jawaabayay su’aal la xidhiidha is-beddelada ka socda Itoobiya iyo Somaliland iyo xiisadaha ka dhashay, waxa uu ku nuux-nuuxsaday baahida loo qabo in dhammaan dhinacyada…

Read More

Gollaha Wasiirada Somaliland oo digniin ka soo saaray in laga horyimaado heshiiskii Addis Ababa

Hargeysa January 03, 2024(QJ) -Golaha Wasiirada Somaliland oo maanta isugu yimi shir aan caadi ahayn, ayaa lagu taageeray heshiiska Somaliland iyo Itoobiya, iyagoo sheegay inay tallaabo kasta oo lagama maarmaan ah ka qaadi doonaan cid kasta oo ka soo horjeeda. Golaha Wasiirada oo uu shir guddoominayay Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici, ayaa…

Read More

Dibadbax looga soo horjeedo heshiiskii Itoobiya iyo Somaliland oo Muqdisho ka dhacay

Muqdisho January 03, 2024 (QJ) -Dibadbax ballaaran oo ay soo qaban qaabiyay Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. banaabaxa ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka, Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir, iyo dadweyne aad u fara badan oo ku nool Caasimadda. Mudaharaadkan ayaa ujeedadiisu ahayd…

Read More

Madxweynaha Soomaaliya oo la hadlay madaxda Masar iyo Qatar

Muqdisho January 03, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Masar, Abdul Fattah al-Sisi, ayaa ballan qaaday inuu taageero Soomaaliya, xili uu jiro khilaafka ka dhashay heshiiskii is-afgaradka ee dhexmaray Somaliland iyo Itoobiya. Xogwareysi uu dhawaan khadka taleefoonka kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, al-Sisi ayaa sheegay in Masar ay muujineyso mowqif saaxiibtinimo oo ay ku ku…

Read More

Waddani oo dhaliishay heshiisyadii Muuse Biixi lagalay Soomaaliya iyo Ethiopia

Hargeysa January 02, 2024 (QJ) -War-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ee Somaliland ayaa looga hadlay heshiiska madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed. War-saxaafadeedka ka soo baxay xisbiga Waddani ayaa lagu sheegay inay jiraan heshiisyo iska soo horjeeda oo aanay hore u ogayn xisbiyada mucaaridka ah…

Read More

Somaaliland oo Saami ku bedelatay Badda Cas

Addis Ababa January 02, 2023 (QJ) -La-taliyaha Amniga Qaranka ee Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Danjire Ridwaan Xuseen, ayaa sheegay in Somaliland ay saami ku yeelan doonto Shirkadda Diyaaradaha ee Itoobiya ama Itoobiya Telecom. Arrintan ayaa ku soo aadaysa iyadoo qayb ka ah heshiiskii shalay ay labada dhinac ku kala saxiixdeen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya oo dhaliilay heshiiskii SL iyo Ethiopia

Muqdisho January 02, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad uu ka jeediyay Baarlamaanka kaga hadlay faragelinta Itoobiya ku hayso arrimaha gudaha ee dalka, ka dib heshiiskii ay Somaliland dhawaan la gashay.. Madaxweynuhu waxa uu sheegay in labada dal [Soomaaliya & Soomaaliya] Itoobiya] waxa ay ahaayeen deris qarniyo badan, wadaaga taariikh dheer…

Read More