Muuse Biixi oo iibiyay bada cas iyo khilaaf ka dhashay
Addis Ababa January 01, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa heshiis isfgarad ah la saxeexday dawladda Itoobiya, kaas oo u ogolaanaya isticmaalka qayb ka mid ah xeebaha Badda Cas. Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed iyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa heshiiska ku kala saxiixday magaalada Addis Ababa, sida ay sheegtay warbaahinta dowladda Itoobiya. Itoobiya ayaa…
