admin

Al Shabaab oo 80 looga dilay Mudug

Muqdisho December 27, 2023 (QJ) -Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa sheegay in ka badan 80 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ay ku dileen dagaal socday 48-saac oo ka dhacay deegaanada Caad iyo Baraag Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Jeneraal Dayax oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa…

Read More

Hamas and Islamic Jihad reject an Egyptian ceasefire proposal

Cairo -Hamas and Islamic Jihad rejected a proposal by the Egyptian government to relinquish control over the Gaza Strip in exchange for a permanent ceasefire, according to Egyptian security sources. The two groups, who held separate talks with Egyptian mediators in Cairo, refused to offer any concessions beyond the possible release of more Israeli hostages…

Read More

Puntland oo sheegtay in SSC ay ka qeybgaleyso doorashooyinka

Garoowe December 25, 2023 (QJ) -Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah uga jawaabtay, isla amarkaana cadeysay mowqifkeeda ku aadan go’aankii Odayaasha Dhaqanka iyo Isimada SSC-Khaatumo ee ku aadanaa ka qeybqaadashada doorashooyinka Puntland. Wasiirka Cadaaladda Puntland, Maxamed Cabdulwahaab Axmed, oo soo saaray jawaab celin, ayaa caddeeyay inay ka go’an tahay Puntland inay ixtiraamto go’aanka odayaasha dhaqanka…

Read More

Shacab ku godoomay Jamaame oo la soo badbaadiyay

Jamaame December 25, 2023 (QJ) -Ciidamada Jubbaland ayaa soo badbaadiyay qoysas u badan Dumar iyo caruur, kuwaasi oo muddo labo maalmood ah ku go’doonsanaa fatahaadda ka dhacday degmada Jamaame. Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka, Wasiiro ka tirsan Jubbaland, siyaasiyiin, la taliyeyaal sare, aqoonyahanno iyo mas’uuliyiin kale ayaa socdaallo ku tagay deegaanada waqooyi ee gobolka Jubbada…

Read More

Al Shabaab oo laga dilay 130 askari

Muqdisho December 24, 2023 (QJ) -Wasaaradda gaashaandhiga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay khasaarihii ugu dambeeyay ee ka dhashay howlgalladii ugu dambeeyay ee ciidamada xoogga dalka ay ka fuliyeen qaar ka mid ah gobollada Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland. War rasmi ah oo ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in howlgalkii ugu dambeeyay…

Read More

SSC-KHATUMO oo ka baxday Puntland

Las Anod December 23, 2023 (QJ) -Madax dhaqameedka SSC-Khaatumo ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay inaysan ka qaybgalayn doorashada Puntland ee 2024-ka. Qoraal rasmi ah oo ay soo saareen Odayaasha Dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa lagu sheegay in aysan soo xuli doonin 17-ka Xildhibaan ee laga soo doortay deegaanada SSC ee ku meteli lahaa baarlamaanka Puntland….

Read More

Mashruuca Xanaanada Xoolaha oo lagu daahfuray Muqdisho

Muqdisho December 23, 2023 (QJ) -Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Mashruuca adkeysiga sugnaanta cuntada iyo nafaqada geeska Afrika qeybtiisa Soomaaliya Mashruucan ayaa waxaa si wada jir ah u daahfuray Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac iyo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa…

Read More

Wasiir Khadiijo Diiye oo aas qaran loogu sameeyay Muqdisho

Muqdisho December 21, 2023 (QJ) -Waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay xabaalaha isbitaalka xoogga dalka ee magaalada Muqdisho Marxuumad Khadiijo Maxamed Diiriye oo ahayd wasiirkii haweenka iyo xuquuqul insaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya oo dhawaan ku geeriyootay dalka Jabuuti. Salaad Janaaso ah ayaa lagu tukaday gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana ka…

Read More

ATMIS oo SNA KU wareejisay xero ciidan

Baladweyne December 21, 2023 (QJ) -Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ku wareejiyay saldhigga howlgalka ee deegaanka Qorillow ee dowlad goboleedka Hirshabeelle. Wareejintan ayaa qeyb ka ah wajigii labaad ee ka bixitaanka ciidamada ATMIS oo gaaraya 3,000 oo askari, taasoo qeyb ka qaadaneysa dadaalada ciidamo dhimista ee socda….

Read More

Hawgalo lagu laayay xubno sare oo ka tirsan Al Shabaab

Beydhabo December 21, 2023 (QJ) -Deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta ka dhacay duqeyn lagu beegsaday saraakiil ka tirsan Al-Shabaab, weerarka ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa magaalooyinka Haawaay iyo Sablaale. Wararka ayaa sheegaya in howlgalka lagu bartilmaansaday goob ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa…

Read More