Baarlamaanka Putland oo mudo kororsi sameystay
Garoowe December 07, 2023 (QJ) -Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo maanta shir hadalheyn badan dhaliyay ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay go’aamo la xiriira arrimaha doorashada. Baarlamaanka ayaa ku gacan seyray go’aankii Madaxweyne Saciid Deni uu ku baabi’iyay hannaankii doorashada ee qof iyo cod, waxayna go’aansadeen in muddo hal sano ah loogu daro Baarlamaanka, taasoo…
