Madaxdhaqameed lagu dilay Dhadhaab
Dhadhaab December 15, 2023 (QJ)-Wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in gaari ay la socdeen dad shacab ah oo ku sugnaa meel ku dhow xerada Dhadhaab lagu weeraray, waxaana weerarkan geystay dad lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab. Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay saddex qof oo uu ku…
