admin

Soomaaliya oo maaalgashi ka baadigoobeysa UK

London November 21, 2023 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige oo hadda ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa shir-gudoomiyey Shirka Maalgashiga Soomaaliyeed ee Caalamiga ah oo UK ay martigelisay. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige oo daah-furay shirkan ayaa u gudbiyay ganacsatada iyo maal-gashadayaasha UK in Soomaaliya ay…

Read More

Sirdoonka Puntland oo qarax fashiliyay

Garoowe November 20, 2023 (QJ) -Ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugida Puntland ee PISA ayaa la sheegay in ay fashiliyeen weeraro qorsheysanaa oo la doonayay in lagu waxyeeleeyo shacabka ku dhaqan magaalada Boosaaso iyo hantidooda. Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay PISA, hay’addu waxay ku guulaysatay inay ka hortagto weerarradaas daqiiqado ka hor intii aysan kooxda…

Read More

RW Xamse oo Dooloow booqday

Dooloow November 20, 2023 (QJ) – -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo. Ra’iisul Wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Doolow ku soo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka, iyo qeybaha kala duwan ee…

Read More

Dawlada Soomaaliya oo soo bandhigtay wax ka bedelka hanaanka siyaasada

Muqdisho November 19, 2023 (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qaaday tallaabo muhiim ah oo ku aadan dhaqan gelinta heshiiskii Madasha Wadatashiga Qaran ay bishii May ee sanadkan ka soo baxday, kaasoo ku saabsanaa hanaanka siyaasadeed ee dalka. Dowladda ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ujeedkiisu ahaa sidii looga tashan lahaa hirgelinta hanaanka doorashada iyo…

Read More

Deni oo ogalaaday wadahadal uu la yeesho mucaaridka

Garoowe November 18, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu wada hadal siyaasadeed la yeesho siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda ee dhaliilsan hanaanka doorashada maamul goboleedka. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in uusan ka soo horjeedin in si mug leh looga doodo hanaanka doorashada, si looga baaqsado dhiig daata….

Read More

Xaalada Baladweyne oo laga deyriyay

Baladweyne -Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaalad bini’aadantinimo oo darani ay ka jirto magaalada Beledweyne kadib fatahaad uu sameeyay wabiga Shabeelle. Fatahaada Wabiga ayaa saameeyay afar xaafadood oo ka tirsan magaalada Beledweyne, waxaana fatahaaddaasi ay geysatay khasaare baaxad leh, waxaana ku barakacay dad badan oo ku noolaa magaalada. Sidoo kale, waxaa la…

Read More

Madaxweyne Xasan oo dhegeystay warbixino amni

Muqdisho November 17, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Taliyeyaasha Booliska, isagoo kala hadlay xaaladda amni ee dalka. Madaxweynaha oo warbixin ka dhageystay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa tilmaamay in qorshahaasha kale la dhaqan geliyo maalmaha soo socda ay ka…

Read More

UN: Israel is targeting Schools and Hospitals

Gaza November 16, 2023 (QJ)-The United Nations Relief and Works Agency for Palestinian Refugees (UNRWA) has stated that Israel is carrying out attacks on UNRWA schools, providing shelter to displaced Palestinians. Philippe Lazzarini mentioned that Israeli forces attacked several schools in Gaza and the West Bank, violating international laws. Israeli forces also attacked the Tulkarem…

Read More

South Africa severs diplomatic relations with Israel

Pretoria November 16, 2023 (QJ) -South African President Cyril Ramaphosa has called on the International Criminal Court (ICC) to take action against Israel. The South African Parliament, on Thursday, passed a resolution severing diplomatic relations with Israel. The ruling African National Congress (ANC) and opposition parties, including the Economic Freedom Fighters (EFF), support the efforts…

Read More

Degaanada Al Shabaab ee gobolka Shabeelada hoose oo la duqeeyay

Muqdisho November 16, 2023 (QJ) -Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xaqiijinaya in duqeyn diyaaradeed lagu beegsaday deegaan ay maamulaan Al-Shabaab oo ku yaalla deegaanka Haawaay. Duqeynta ayaa la sheegay in lagu bartilmaameedsaday Hoggaanka Al-shabaab, waxaana la sheegay in khasaare loo geystay goobihii ay ku sugnaayeen. Weerarkan ayaa la sheegay in lagu bartilmaameedsaday xubno…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageeray dawladnimada Falastiin

Riyad November 15, 2023 (QJ) – -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xili uu ku suganaa dalka Sacuudiga dhawaan la hadlay Warbaahinta Carabta ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas, isagoo sheegay in loo bahan yahay xal siyaasadeed oo lagu dhameeyo khilaafka labada dhinac. Madaxweynaha ayaa ku nuux-nuux saday in dadku aaney iska indha…

Read More

Fataahado 8 ruux ku laayay Baladweyne

Baladweyne November 15, 2023 (QJ) -Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay ka dib kolkii webiga Shabeele uu ku fatahay magaalada Baladweyne 24-kii saac ee la soo dhaafay, sida ay sheegeen maamulka degmada. Duqa magaalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa sheegay in labadii maalmood ee la soo dhaafay ay fatahaada wabiga Shabeelle ay geysteen khasaarooyin isugu…

Read More