Dalada Mucaaridka Puntland oo jedwel doorasho soo bandhigay
Garoowe November 14, 2023 (QJ) -Dallada mucaaradka Puntland ayaa maanta soo saartay jadwal cusub oo doorashada lagu muransan yahay ee baarlamaanka, madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee Puntland. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay dallada mucaaradka Puntland, doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ayaa loo qorsheeyay in la qabto 8-da bisha Janaayo ee sanadka 2024-ka. Jadwalka la soo…
