Gawaari dawo u siday Al Qudus Hospital oo la duqeeyay
Qasa November 08, 2023 (QJ) -Gawaari Bisha Cas leedahay oo u siday gargaar caafimaad Isbitaalka Al Quds ayaa la weeraray maanta. Qaar ka mid ah darawalada ayaa ku dhaawacmay. Kolonyada gawaarida Bisha Cas ayaa markaa u socday isbitaalka Shifa halkaas oo ay u sideen daawooyinka. Lama oga cidda weerartay kolonyada, oo ka koobnaa 5 baabuurta…
