Dawlada Soomaaliya oo la shaqeyn doonta Maalka KMG ahe SSC-Khaatumo
Muqdisho October 19, 2023 (QJ) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si dhow ula shaqeyn doonto Maamulka ku meelgaarka ah ee SSC-Khaatumo oo xaruntiisu tahay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, kaasoo ah noqonaya maamul goboleed ka madax banaan maamulada Puntland iyo Somaliland. Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa ku…
