admin

QM oo aqbalay dalabka joogida ATMIS

NY September 29, 2023 (QJ)-Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka jawaabay codsigii uga yimid dowladda Soomaaliya ee ahaa in lagu kordhiyo 3,000 oo ka mid ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), kaasoo markii hore lagu waday inuu dhammaanayo dhammaadka bisha September. Qoraal uu soo saaray Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa lagu sheegay…

Read More

Soomaaliland oo wejeheysa dhaqaale burbur dagaalkii Sool dabadii

Hargeysa September 26, 2023 (QJ) – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, Sacad Cali Shire, ayaa sheegay in dhaqaalaha Somaliland uu si weyn u saameeyey, gaar ahaan tan iyo markii ay gubteen labadii Suuq ee ugu waaweynaa , isla markaana ay bilowdeen colaadaha gobolka Sool. Wasiir Shire oo kulan la qaatay guddiga dhaqaalaha ee golaha wakiillada Somaliland, ayaa…

Read More

Waddani oo Muuse Biixi ku eedeeyay dagaalada Ceelafweyn iyo Cali Sahid

Hargeysa Sepember 24, 2023 (QJ) Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay dagaaladii dhawaan ka dhacay deegaanada Ceelafwayn iyo Cali Saahid, waxaanu xukuumadda Muuse Biixi uu ku eedeeyay inay  hay’adaha amnigu fashilmeen. Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbigaasi Maxamuud Aadan Jaamac “Galaal” ayaa sheegay in loo baahan yahay in Xukuumaddu si deg deg ah u geyso…

Read More

A court in Puntland convicts Al Shabaab members on terrorism

Garoowe September 24, 2023 (QJ) – A Military Court of Puntland, responsible for handling serious crimes, in Galkacyo, has today handed down heavy sentences to three men accused of being associated with Al-Shabaab. The court’s decisions came after it reviewed the cases of the three accused individuals with their defense. Abdikadir Abukar Sheikh Mohamed, aged 29,…

Read More

Muuse Biixi oo in Somaliland iyo Soomaaliya la mideeyo ka dalbaday Ugaandha

Entebbe Sebtember 23, 2023 (SDN)- Uganda ayaa Sabtidii ku dhawaaqday inay dhexdhexaadinayso dawladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland si loo fududeeyo inay dib u midoobaan, ka dib markii ay kala maqnaayeen muddo soddon sannadood ah. Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa aqbalay inuu qaato doorka dhexdhexaadinta, kaddib kulan uu Isniintii la soo dhaafay la yeeshay ergayga gaarka…

Read More

Dawlada UK oo lacago Malaayin ah ugu deeqday ciidamada Soomaaliya

Muqdisho September 20, 2023 (SD) – UK ayaa ku dhawaaqday in ay lacag dhan 5 Milyan oo Giniga Istarliinka ah ku taageereyso ciidamada ammaanka Soomaaliya, taasoo loogu talagalay in lagu xoojiyo dadaallada ay wadaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay gacan ka siineyso xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan taageerada Soomaaliya ee UNSOS. Lacagtan cusub ayaa…

Read More

Qaar ka mid ah Dhaqanka iyo Ganacsatada Garxajis ee loo adeegsanayo kala furfurka Jabhada Gacan-Libaax oo la ogaaday

Hargeysa September 18, 2023 (QJ) – Waxa fashil ku dhamaaday qorshihii hoosaasinta ahaa ee lagu kala dirayay Jabhada Buurta Gacan-Libaax ee Muuse Biixi iyo HEEGO ka seexan waayeen bilihii ina dhaafay. Qorshahan oo ay aduun ku bixinayeen Ganacsato ka soo kala jeeda Beelaha Somaliland ayaa hadana waxa juhdiga iyo aduunka ugu badan ku bixinayay kuwa…

Read More

Maxaa ka Jira in Ganacsato isku degaan ah lagu beegsaday Dabkii Suuqii Wajaale

Hargeysa September 17, 2023 (QJ) – Dabkii dhawaan burburiyay qeybo ka mid ah suuqa Wajaale ee dhaca xadka Somaliland iyo Itoobiya ayaa waxa ka soo baxaya war naxdin leh balse la filaayay. Sida ay noogu soo warameen qaar ka mid ah ganacsatada xoolahoodu ku shuf beeleen dabkii dhawaan qabsaday suuqa Wajaale, dabka ayaa burburiyay hantida…

Read More

Ciidamada Africa ee ATMIS oo wareejinaya saldhigyo hor leh

Muqdisho September 17, 2023 (QJ) – Ciidamada Afrika ee ATMIS ayaa maanta bilaabay wajigii labaad ee ka bixitaanka ciidamadooda Soomaaliya. ATMIS ayaa saldhig ay ku laheyd degmada Biyo Cadde ee gobolka Sh/dhexe ku wareejisay ciidamda Soomaaliya, halkaasoo fariisin u ah ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, waxaana horay gacanta ugu hayay ciidamada Burundi. Taliyaha ciidamada ATMIS ee ku sugan…

Read More

Wefdi ka socda Dawlada Dhexe oo booqday Laascaanood

Maanta waxaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool gaaray wafdi heer sare ah oo ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasoo isugu jira wasiirro iyo xildhibaanno. Xubnihii ka socday Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka, Jaamac Xasan Khaliif, Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka, C/llaahi Xaaji Timacadde, Xildhibaan Bashiir Ameeriko, Xildhibaan Cali…

Read More

Madaxweynaha Galmudug iyo Xildhibaano Qarax lagu weeraray

Muqdisho September 15,2023(QJ)-Qarax gaari oo lala beegsaday mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac deegaanka Laas-Gacamey oo u dhaxeeya magaalooyinka Wisil iyo Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Dadka deegaanka Wisil oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in qaraxa uu ahaa mid culus, islamarkaana uu ka dhacay goob ay ku sugnaayeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka…

Read More

Qarax lala beegsaday xero ciidan oo Deyniile ku taal

Muqdisho September 13,2023(QJ)-Qarax gaari loo adeegsaday ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo lala beegsaday ciidamo ka tirsan Millateriga ka tirsan Booliska Milateriga ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir. Sida ay sheegayaan wararka gaariga qaraxa lagu soo xiray ayaa ka dhacay meel ku dhow xero ay leeyihiin ciidamada milateriga oo lagu magacaabo “Siisii”, gaar…

Read More

SSC-Khaatumo oo golle Fulineed ku dhawaaqday

Laascaanood September 13, 2023 (QJ) – Hogaamiyaha Golaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali ayaa magacaabay Xubnaha Golaha Maamulka SSC-Khaatumo, sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiskiisa. Magacaabida oo lagu sameeyay digreeto, ayaa qeexaya shahaadooyinka, aqoonta, iyo waajibaadka looga baahan yahay jago kasta. Wareegtada ayaa lagu sheegay in xilalka la magacaabay. ee9-ka xubnood ee Golaha Maamulka…

Read More