admin

Islamic Association of North America 2023 Annual Convention

The Islamic Association of North America hosted a significant conference that drew attendees from various segments of society. This conference took place at the Minneapolis Conference Center on September 3rd, 2023, with the overarching theme of “Preserving Muslim Families in America.” This theme resonated with many Muslim families who have been increasingly concerned about their…

Read More

SSC-Khaatumo oo lagu eedeeyay in ay laayeen ciidamadii Maaxaabiista ahaa ay ka qabteen Somaliland

  Laascaanood September 11, 2023 (SD) – Waxa maalmihii u danbeeyay baraha bulshada lagu soo bandhigayay muuqaalo ka turjumaya fal danbiyeedyo ka dhan ah xuquuqda maxaabiista dagaalada lagu kala qabto oo ay geysanayaan Jamaahiirta SSC-Khaatumo. Sawirada ayaa muujinaya tacadiyo ay ka mid yihiin dil iyo dhaqan xumo kale oo lagula kacayo askarta ku jirta gacanta…

Read More

Guddida Beesha Habarjeclo oo gorgortan ugu jirta siideynta Gen Faysal Cabdi Bootaan iyo dalbaadka SSC

Hargeysa September 09, 2023 (QJ) – Sida ay noogu soo waramayaan ilo wareedyo ka agdhow  Guddida Beesha Habarjeclo, waxa maalmihii u danbeeyay socday dedaal baahsan oo lagu doonayo in lagu soo daayo Gen. eral Faysal Cabdi Bootaan oo dagaal ay ku qabteen Jamaahiirta SSC 25 kii August 2023. Generalka ayaa la sheegayaa in uu qudhiisu…

Read More

Khaatumo oo soo bandhigtay Boqolaal maxaabiis Somaliland ay ka qabatay

Laascaanood September 03,2023(QJ)- Maamulka SSC iyo Khaatumo ayaa soo bandhigay boqolaal askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Somaliland oo dhawaan ay ku qabteen dagaalkii dhawaan ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood. Askarta la qabtay ee ka tirsan maamulka Somaliland ayaa lagu soo waramayaa in lagu hayo meelo kala duwan oo ka tirsan magaalada Laascaanood, waxaana maamulka…

Read More

Hay’adda Laanqeyrta Cas oo xaqiijisay in 300 maxaabiis ah Somaliland looga qabtay dagaalkii Sool

Laascaanood September 01,2023(QJ)-War ka soo baxay Hay’adda ICRC ayaa lagu xaqiijiyay tirada Askarta lagu qabtay dagaalkii dhawaan ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Hay’adda ICRC ayaa sheegtay in in ka badan 300 oo askari oo ka tirsan ciidamada Somaliland ay ku jiraan maxaabiis ku xiran magaalada Laascaanood, kuwaasi oo lagu soo qabtay dagaalladii…

Read More

Muuse Biixi oo caafimaadkiisa laga deyrinayo ka dib burburkii ku yimi ciidamada Somaliland

Hargeysa August 27, 2023 (QJ) Sida aanu ka soo xiganay qaar ka mid ah hawlwadeenada madaxtooyada Somaliland, Muuse Biixi ayaa maalmihii u danbeeyay caafimaadkiisa aad looga walaacsan yahay. Muuse ayaa intii ka danbeysay ku dhawaaqida Jabhada Dulmidiid waxa aad u yaaraaday mudada uu seexdo, iyada oo mararka qaar aany seexan maalmo dhawr ah oo is…

Read More

Shirkii wadatagashiga 7aad oo Dhuusamareeb lagu soo gunaanaday

Dhusamreeb August 27, 2023 (QJ) – Shirkii 7-aad ee Madasha Wadatashiga Qaran ee dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada dalka oo socday muddo labo maalmood ah ayaa maanta si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay magaalada Dhuusamareeb. Waxaa shirka ka dib laga soo saaray war-murtiyeed wadajir ah. Kulanka oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa…

Read More

HEEGO oo saxaafada Somaliland ka hor joogsatay qabsashada Goojacade iyo tebinta xaalada Sool

Hargeysa August 26, 2023 (SD) – Xukuumada Somaliland ee ciidamadeeda laga soo saaray gobolka Sool ayaa ka horjoogsatay saxaafada madaxa banaan in ay soo bandhigto xogta iyo xaalada degaanadaa. Sida ay noo xaqiijiyaan qaar ka mid ah mulkiileyaasha hayadaha warbaahinta Somaliland, kooxda dalka sida dadban u maamusha ee HEEGO ayaa ugu cagajugleysa in aaney baahin…

Read More

Ciidamada Dawlada Soomaaliya oo la weeragy Ceelbuur

Muqdisho August 26,2023(QJ)-Ciidanka Milatariga Soomaaliya oo guulo ka gaaray howlgallada ayaa ay uga xoreeyaan Al Shabaab dadka deegaanka Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Sida ay sheegayaan wararka degaanka ciidamada Milateriga ayaa goor dhow gudaha u galay xaafado ka tirsan magaalada taariikhiga ah ee Ceelbuur, waxaana hadda ay sugayaan ammaanka degmooyinka kala duwan ee magaaladaasi. Waxaa lagu…

Read More

SSC-Khaatumo oo degaanadooda ka sifeeyay ciidamada Somaliland

Laascaanood August 26,2023(QJ)-Kadib dagaalo xoogan oo ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ayaa waxa ay ciidamada maamulka SSC-Khaatumo ay ka saareen ciidamada Somaliland ee ku suganaa gobolka Sool. Sidoo kale, ciidamada Khaatumo ayaa sheegay in dagaalka ay ku qabteen ilaa saddex qof oo ka mid ahaa taliyeyaasha ciidamada Somaliland, inkastoo Somaliland aysan weli qiran arintaa. Colaadan ayaa si…

Read More

Dagaal khaasro baaxad leh geystay oo maalintii labaad ka socda Laascaanood

Laascaanood August 23, 2023 (SDN)– Rasaas xooggan oo la is weydaarsaday ayaa goor dhaweyd laga soo sheegayaa Bariga magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Iska horimaadkan ayaa waxaa ku lug lahaa maleeshiyaad taabacsan Muuse Biixi Cabdi iyo ciidamada SSC-Khaatumo ee ku sugan gudaha magaalada. Dhinaca Galbeed ee Laascaanood waxaa mar kale ka qarxay dagaal u dhaxeeya…

Read More

Muuse Biixi oo hogaan u cusub u dooray xisbiga Kulmiye

Burco August 21,2023(QJ)-Magaalada Burco waxaa ka socday muddo laba maalmood ah shirkii 8aad ee gollaha dhexe ee Kulmiye oo ay isugu yimaadeen hoggaanka xisbiga Kulmiye ee talada Somaliland haya. Shirkan ayaa intii uu socday waxa lagu caleemo saaray xubno uu soo xushay madaxweynaha Somaliland. Shirweynahan oo maanta la soo gebagebeeyey ayaa lagu doortay guddoomiyaha xisbiga iyo…

Read More

Ma dhabaa in Muuse Biixi uu Duyuurad ku tegey magaalada Burco iyo sababta

Burco August 19, 2023 (QJ) – Wararka naga soo gaaraya masuuliyiinta amniga u qaabilsan safarka Muuse Biixi ee Burco ayaa xaqiijinaya in Muuse duyuurad ka raacay magaalada Berbera halka masuuliyiintii safarka ku wehelineysay ay wadada mareen. Muuse ayaa tilaabadan qaatay ka dib kolkii ay madax dhaqameedka Garxajis ku guuldareysteen in ay Jebhada Gacan-Libaax ku qanciyaan…

Read More