Cirro oo ku hawlan sidii uu taageereyaashiisa ugu qancin lahaa ka qeybgalka Doorashada Ururada
Hargeysa July 20, 2023 (QJ) – Sida ay ku soo waramayaan ilo wareedyo ka agdhow musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani ayaa ku mashquulsan sidii uu taageereyaasha xisbigaasi ugu qancan lahaa aqbalaada in Waddani ka qeyb galo doorashooyinka ururada ee qabsoonkooda aan lahubin. Cabdiraxmaan Cirro iyo guud ahaan madaxda mucaaridka dalka ayaa hore ugu guuldareystay in…
