admin

Maxkamada sare oo goaamin doonta nooca doorasho ee Somaliland ka dhici doonta

Hargeysa July 03, 2023 (QJ) – Madaxtooyada Somaliland ayaa cadaadis dheer dabadii ku guuleystay Qorsheheedii Doorashooyinka Madaxweynha hawada looga saarayay ee ay mudada wadey. Madaxtooyada ayaa ugu danbeyntii ku guuleysatay in au ku dhiirigeliso Guddi ku sheega Doorashooyinka in ay qorshan guracan ee dawlada la kaashadaan Maxkamada xaafadeedka sare ee Somaliland. Maxkamada ayaa sharciyeyneysa qorshaha…

Read More

Somaaliya oo u dabaaldegtay 63 Guuradii xoriyada iyo Midnimada Woqooyi iyo Koonfur

Muqdisho July 01, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qeyb galay Munaasabad ballaaran oo lagu qabtay Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho, taasoo lagu xusayay 63-guuradii ka soo wareegatay markii Gobollada Koonfureed ee Soomaaliya ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga, isla markaana ay midoobeen Gobollada Waqooyi iyo Koonfur. Munaasabadda…

Read More

Laascaanood oo duqeyn ku socto maalintii labaad oo xiriir ah. iyo Goojacade oo ololeysa

Wararka naga soo gaadhaya gobolka Sool ayaa sheegaya in maanta mar kale dagaal culus uu ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolkaasi, kaas oo ay ku lug leeyihiin ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC. Dagaalkan oo shalay bilowday ayaa waxa ka dhashay khasaare baahsan isla markaana maanta ku fiday deegaanada ku xeeran bariga iyo waqooyiga magaalada….

Read More

Puntland oo sheegtay nooca doorashada madaxtooyada ee dhaceysa January

Garoowe June 24, 2023 (QJ)  – Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa warsaxaafadeed uu goor dhow soo saaray kaga hadlay doorashada madaxtinimada ee soo socota, taasoo ay weli ku muransan yihiin dowladda iyo xubnaha mucaaradka ah. Wasiirku waxa uu iftiimiyay caqabadaha ku xeeran wakhtiga doorashada madaxtooyada, maadaama xisbiyada mucaaridku ku adkaysanayaan in dib loo…

Read More

Garoowe oo maanta nabdoon

-Xabbad joojin ayaa maanta lagu guuleystay so loo soo afjaro shaqaaqadii ka dhacday magaalada Garoowe, taasoo la doonayay in lagu soo celiyo nabadda iyo xasilloonida caasimadda gobolka Nugaal. Wararka ayaa sheegaya in xaalada magaalada Garoowe ay haatan degan tahay kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay rabshado ka dhaceen magaalada. Baaqyo kala duwan ayaa loo jeediyay…

Read More

Garoowe oo xiisad colaadeed foolaneysa

Garoowe June 19,2023 (QJ)-Wararka naga soo gaadhaya magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in xiisad ka dhalatay ismaandhaaf siyaasadeed oo ka dhashay wax ka bedelka dastuurka maamulkaasi. Maalintii shalay ahayd ayaa ciidamada ilaalada madaxtooyada waxay bilaabeen hawlgalo lagu sugayo amniga goobaha muhiimka ah ee magaalada, sida xarumaha dawladda, wasaaradaha, bangiga dhexe iyo xarunta baarlamaanka…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka xoogga & kan Dhulka

Muqdisho June 18, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Taliye cusub Ciidanka Xoogga Dalka General Guuleed Ibraahim Sheekh Muxiyadiin iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Axmed Aadan Cali, si waafaqsan Qodobbada 87-aad iyo 90-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Dastuurka Soomaaliya iyo Xeer Lr.15 oo la soo saaray 1960kii ee ku saabsanaa…

Read More

Guddoomiye Jeyte oo qabsaday Baladweyne

Baladweyne June 18, 2023 (QJ) – Ciidamo daacad u ah Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaano ka tirsan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Xiisadan ayaa ka dambeysay kadib wareegto xalay ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Gobolka Hiiraan, kaasi oo lagu sheegay in xilka laga qaaday Guddoomiyihii…

Read More

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddi baarta u saaray dagaalkii Baraawe

Muqdisho June 18, 2023 (QJ)-Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddi baaritaan u saaray dagaalladii dhawaan ka dhacay magaalada Baraawe. Guddigan ayaa loo xilsaaray in ay soo ogaadaan waxa sababay iska hor imaadka maalmihii la soo dhaafay dhex maray ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, kaasi oo geystay khasaare…

Read More

UN discusses charcoal embargo violations

NY June 17, 2023 (QJ) -The United Nations Security Council’s Monitoring Group on Somalia’s arms embargo and charcoal trade stated that the Somali government has intensified efforts to combat charcoal smuggling in the country, aiming to enforce the resolutions of the Security Council on the prohibition of charcoal exports. According to a report released by…

Read More

Dawlada Soomaaliya oo 23 kun shaqaaleysay

Muqdisho June 17, 2023 (QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay 3,000 oo macalimiin ah oo dhawaan ay dowladda Soomaaliya shaqaaleysiisay, kuwaasi oo shaqada bilaabaya bisha September ee sanadkan. Tababarka oo ka socda Dugsiga Tababarka Booliska ee Jeneraal Kaahiye, ayaa Ra’iisul Wasaaruhu sheegay in Macalimiinta la howl…

Read More

Deni oo eryay wasiirkiisii Amniga

Garoowe June 17, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maanta xilkii ka qaaday Wasiirkii Amniga Puntland, Cabdulsamad Maxamed Gallan iyo Wasiirkii Arrimaha Gudaha Cabdiweli Xirsi Mire. Sababaha xilka looga qaaday dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in ay tahay wax qabad la’aan ka jirta xilalkii ay hayeen. Cabdulsamad Gallan oo ahaa Wasiirkii Amniga Puntland…

Read More