admin

Mareykanka oo shan million ku bixinaya xogta qabasgada masuul ka tirsan Shabaab

Nairobi June 14, 2023 (QJ) -Dowladda Mareykanka ayaa la sheegay inay malaayiin dollar ku abaal-marineyso ciddii keenta xog horseedda soo qabashada C/llaahi Cismaan Maxamed oo ah shaqsi lagu eedeeyay inuu ka tirsan yahay kooxda Al-shabaab, kaasoo la sheegay inuu yahay Injineer ku takhasusay walxaha qarxa. War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Mareykanka ayaa…

Read More

Beelhii ku dagaalamay duleedka Burco oo ku kala kacay fadhi ay isku keliyeysteen

Burco June 12, 2023 (SD) – Waxa dhawaan markii u horeystay fadhi  isugu yimi labada beelood ee Maxamed Ciise iyo Xirsi Bari oo tiroba dhawr jeer ku dagaalamay duleedka Birco. Labada beelood oo ku dagaalamaya degaano teedsan Togdheer ilaa dalka Itoobiya sheegashadiisa ayaa markii u horeysay toos isku wareystay. Beesha Xirsi Bari oo degaanka iyagu…

Read More

Waddani oo ku qanciyay C/Risaaq Khaliif in uu iscasilo

Laascaanood June 11, 2023 (QJ) –Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland C/risaaq Khaliif Axmed oo ku sugan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii guddoomiyenimo ee Golaha Wakiilada Somaliland. Dad ka agdhow guddoomiyaha iscasilay ayaa sheegay in C/Risaaq oo doonayay kol hore in uu iscasilo in madaxda Waddani oo rafiiq…

Read More

Al Shabaab claims attack on Pearl Hotel In Mogadishu

Mogadishu June 10, 2023 (SD) – Al-Shabaab has claimed responsibility for yesterday’s devastating attack on Pearl Hotel, located at Liido Beach. The attack, which lasted for several hours, resulted in significant casualties and injuries. Government forces recently confirmed that they successfully repelled the attack on the hotel. The authorities also stated that they eliminated up…

Read More

Al Shabaab oo sheegatay weerarkii Hotel Pearl

Muqdisho June 10, 2023 (QJ) – Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee xalay lagu qaaday Hotel Pearl oo ku yaala Xeebta Liido. Weerarkan oo socday saacado badan ayaa waxaa ka dhashay khasaare xooggan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Ciidamada dawlada ayaa xalat goor danbe shaaciyay in ay soo afjareen weerarka lagu qaaday Hotelka….

Read More

Somaliland iyo SSC oo siyaabo kala xirfadeysan uga jawaabay qoraalkii Gollaha Amaanka

Hargeysa June 09, 2023 (QJ)– Somaliland waxay soo dhawaysay hadalka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, balse waxay sidoo kale sheegtay in ciidankeedu ilaalinayo madax-bannaanideeda dhuleed. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ayaa lagu sheegay in golaha ammaanka uu u muuqday mid lagu marin habaabiyay xaaladda dhabta ah ee ka jirta magaalada Laascaanood, isla markaana…

Read More

SSC Welcomes UN Security Council statement

Las Anod June 08, 2023 (QJ) – An statement from SSC-Khaatumo welcomed the United Nations Security Council’s statement on the situation in Laascaanood. “The Security Council’s statement today is an important step towards achieving peace in northern Somalia. The Council has called for the withdrawal of Somaliland forces from SSC’s territory, which is a key condition…

Read More

Madaxtooyada Somaliland oo aan xalay laga seexan iyo Muuse oo Haromous iyo Villa Somalia ku hungoobay

Hargeysa June 08, 2023 (QJ) – Xaafadtooyada Hargeysa ayaa la soo sheegayaa in aan xalay laga seexan ka dib warbixintii ooda ka qaaday in sharciga lala beegsado cidwalba oo ka danbeysay denbiyadii dagaal ee ka dhacay Laascaanood, iyada oo loo jeedo Muuse Biixi. Ka dib kolkii warbixinta loo fasiray ayaa la sheegay in Muuse Biixi…

Read More