Ganacsade Jabuutaawi oo hub kala soo degay Garacad
Laascaanood May 06, 2023 (QJ) – Ganacdadaha reer Laascaanood ee Maxamed Jabuutaawi ayaa la sheegay in dhawaan uu hub baaxad leh oon la sheegin halka uu ka soo iibsaday kala soo degey dekedda Garacad. Ganacsadaha oo aan beryahan hadalkiisa la maqal, muuqaalkiisana aan ka soo muuqan warbaahinta ayaa maqnaashiisa isweydiin badani ka dhalatay. Dadka qaar…
