Dagaaladii Laascaanood oo dib u bilowday iyo madax-dhaqameed Hargeysa gaaray
Hargeysa April 26, 2023 (QJ) – Madax dhaqameed ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo hore u tagay Laascaanood ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland. Madax dhaqameedka halkaasi ku sugan ayaa waxa ku soo dhaweeyey masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo madax-dhaqameed. Sida ay noo xaqiijiyeen Odayaasha Koonfurta Somaliya ee Hargeysa tagay, waxa ay halkaasi…
