Somaliland Can Help the U.S. Win the New Cold War

China is making too many friends. Xi Jinping and the Chinese Communist Party have shown that they are willing to spend hundreds of billions of dollars in developing countries, causing many nations to deepen their relations with China—a worrying development for those who support democracy and human rights. Fortunately, some resist the Chinese attempts to…

Read More

Remembering Hadrawi: My Teacher, Mentor and Friend.

“Call him a thinker, a philosopher, an intellectual, a revolutionary, a critic, a teacher, at every turn in the checkered history of his homeland, Hadrawi has delighted his people with his striking poetry, and his clarity of vision, speaking truth to power when the occasion demanded, joining the guerrilla movement to fight in the trenches ……………..  By…

Read More

𝐆𝐨𝐥𝐞 𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐚𝐧, 𝐌𝐮𝐝𝐚𝐧𝐞 𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐠𝐞𝐞𝐝𝐢 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨, Ma ina gaadhsiinayaan waddadii aqoonsiga ama dawlad casri ah?

Dhibaatada ay dadkaygu soo mareen in ka badan saddex jiil oo ay la tiicayeen gumaysi, dawlad-xumo, digtaytar xasuuqa, dayac iyo qaxoonti dunida daafaheeda ku kala filiqay, waxay ku dhaxalsiinaysaa xusuus xanuun badan, soojireen walbahaar leh oo aan ku faraxgelinayn iyo mustaqbal aan caddayn geeddigu halka uu saldhigan doono, iyada oo aanan weli hubin in wiilkayga…

Read More

Maxamed Haaruun iyo Dabka Suuqa Hargeisa

Hal milyan iyo hal guddi jawaab ma u noqon karto wixii dhacay. Dhaqaalihii Hargeysa jeex dhan baa dumay, si fudud baa na loo ga fursan karaayay. Su’aashu waxa ay tahay uun mid keliya: Maxaa laga baran karaa waxa kan dhacay? Sanawaad aad u badan ayaa la daawanaayay magaaladan dhan ee wadnaheedii noqday isku raran aan…

Read More

DAAWO: Saleeban Cali Bile: Gudidii soodhaweynta Madaxweyne Muse Biixi oo qabyaalad awgeed labo u kala jabay

San Diego (QJ) – Siyaasi Saleebaan Cali Bile oo ku sugan dalka Mareykanka kana mid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee ku sugan dalkaa ayaa nooga warbixiyay xaaladaha ku gadaaman safarka Madaxweynaha Somaliland uu ku joogo Washington. Saleebaan Cali Bile waxa kale oo uu nooga xog waramay hanaanka lagu kala qeybsamay ee soo dhaweynta Madaxweyne Muuse Biixi,…

Read More

Riala Odinga Waa Saaxiibka Somaliland

Madaxweynaha Kenya ayaa ku dhawaaqay inuu taageerayo in Raila Odinga uu noqdo Madaxweynaha Kenya ee isaga bedelaya dhawaan. Labadan nin oo ka soo kala jeeda laba Qabiil oo kala duwan, colaadina ay dhex martay reerahooda doorasho hore oo ay ku tartameen, ayaa arrintan Madaxweyne Uhuru Kenyatta uu ku dhawaaqay ay wax weyn ka taraysaa Midnimada…

Read More

Tiirka Abaaraha: Culimada iyo Siyaasiyiinta!

Dhulkeena abaaruhu waa u joogto. Mudadiiba mar ayay wajigeeda foosha xun inna soo tustaa, inaku na tarab tarab ayaynu u daadanaa. Marka ay sii baxayso, waxa ay inagula balantaa in aanay raagi doonin, inaku na kama diyaar garowno. Isla kobtii inaka oo fadina, oo kala kuudud xun ayay inagu soo noqotaa, oo inna karbaashtaa. Doqomada…

Read More

Goorma ayey Bilaabmeen hawlaha caafimaadka ururka Hablaha Gaaroodi.

Hablaha Gaaroodi wuxuu abaabul ahaan u bilaabmay 1990 iyagoon wadan magaca “Gaaroodi” xiligaa wuxuuna ka bilaabmay isku xidhkoodu xaruntii dhaawaca ee salaxlay. Ujeedaduna waxay ahayd sidii daryeel ( Hu iyo raashin oo ahaa labada u daran) loogu heli lahaa dhawaaca Salaxley oo ahaa saldhiga guud ee caafimaad aaga Seddexaad. Hablahaasi waxay kala deganaayeen Salaxley, Caam…

Read More

=Amar ka soo baxay Wasiirka Gaadiidka oo Sababay in Xukuumadu weydo Dekhligii uga soo xeroonayay Kastamka Berbera==

Sadexdii dharaarood ee ugu danbeeyay wax dhaq dhaqaaq ahi kamuu socon Kastamka ugu weyn ee cashuuraha ee magaalo xeebeedka berbera isla markaana kamuu soo xeroon dekhligii maalinlaha ahaa ee dawladu ka heli jirtay. Arrintan ayaa ka dhalatay Sida ay sheegayaan ilo wareedyo u dhuun daloola hawlaha kastamka berbera kadib markii Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta…

Read More

Shirkada SomCable & Sida ay Somaliland uga Suurto Gelisay inay Keento Internet-ka Xawaarihiisu Sareeyo ee Fiber Optic.

”La Jaanqaad Dunnida Casriga ah adigoo adeegsanaya Internet-ka Xawaaraha sareeya ee Fiber Optic” Somaliland oo ka mid ah dalalka dunnida sadexaad ee uu ku yar yahay adeegsiga Tiknoolajiyada casriga ah ayaa hada u muuqata mid horumar la taaban karo ka gaadhay isticimaalka Internet-ka. Shirkada SO! Ltd Powered by Somcable oo uu Leeyahay Ganacsadaha caanka ah…

Read More

Waxa aan ka fikiraa halka u isbedelku ka bilaabmo, haddana waxa aan naftayda ku qanciya in aan anigu iska bilaabo Idiris Tooxyare

Waxa aan ka fikiraa halka u isbedelku ka bilaabmo, haddana waxa aan naftayda ku qanciya in aan anigu iska bilaabo. Sidee ayaan haddana isa sii waydiiya? In aan noloshayda isbedel u hor-seedo oo ka bilaabma ta hab-dhaqankayga nafsadeed, iyo bulsheed. Suaal ayaan haddana iska sii waydiiya sidee loo dhalin karaa mid bulsheed waxa isoo baxday…

Read More