Mulkiilaha Shirkada Qaadka ee Gaafane (Marwo Aamina Muxumed Cali  ‘’Aamina Gaafane’’) Astaan Ganacsi oo Ku dayasho Mudan!!!!!!

Marwo Aamina Muxumed Cali  (Aamina Gaafane) Waa Mid ka mid ah Haweenka Somaliland ee Kaalinta weyn ka Ciyaaray Horumarka ganacsiga Jamhuuriyadda Somaliland Waxay dhawr iyo Labaatankii Sano ee u danbeeyay ay ku hawlanayd ganacsiyo kala gedisan oo ay Somaliland ka hirgalisay. Ugu horayn Marwo Aamina Muxumed Cali  ‘’Aamina Gaafane’’ waxay Mudo dheer ilaa maanta dalka…

Read More

Kala duwanaanshayaha aragtida siyaasiga ahii ma aha is colaadin, iyo ciilqabnimo

Xayndaabka siyaasiga ah waxa xidha mabda, iyo go’aamada masiiriga ah ee dawladnimo, iyo xisbinimo ba leh. Qof waliba meel ayuu ku fiican yahay, ama uu ku habboon yahay. sida aqoonta, khibradaha kala duwan, hawlkarnimada, kartida, iyo go’aan gaadhida. Haddaba innaga oo ka dulayna arrimahan. Waxa aynu ogsoonahay heerka cilmiyeed, iyo khibradeed ee Proff Ismaaciil Hurre…

Read More

Farmaajo Sidee Buu Ku Noqon Karaa Urdugaanka Soomaalida W/Q (Idiris Tooxyare)

Waxa aan dareensanahay dareenka shacabku ay u muujiyeen dal iyo dibaddba doorashadda la doortay madaxwaynaha Soomaaliya mudane maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Astaamaha hoggaamiyaha wanaagsan lagu garan karo waxa kamid ah   B: Daacadnnimo inuu ku qaabilo shaqadda hor taala oo aan fududayn iyo waliba kala horraysiinta shaqaddu sida ay u kala horrayso oo aad u waajahdo….

Read More

Haldoor Rashiid Sulub Caalin oo Shaaciyey inuu u Tartami doono Doorashadda Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargaysa Si uu u Hanto Jagada Maayarka Caasimadda Iyo Toban Jago oo uu qaadanayo.

Hiigsiga iyo hammiga adduunku wuxuu ahaa soo jireen laga soo bilaabo markii adduunkan Eebbe (SWT) korkiisa inagu uumay, waana xikmad Ilaahiya ah si aynu geeddiga nolosha ula talaabsanno isla markaana hore aynu ugu soconno  dariiqiisa wanaagsan kana dabaallano carqaladaha inaga hor yimaadda uguna mahadnaqno nimcooyinka uu ina siiyey. Sidaa awgeed, anigoo arrintaas ka duulaya ayaa…

Read More

Daawo: Caruur Wanaagsan ma rabtaa in aad koriso – Baro qaacidooyinkan

Waalidkasta waxa ugu qaalisan ee uu haystaa waa ubadkiisa. Farxada ubadkaagu waa farxadaada,dhibtooduna waa dhibtaada. Sidaa daraadeed waa in si fiican looga shaqeeyaa tarbiyadaynta ubadka. Tarbiyada ubadku waa cilmi la barto ma aha wax la iska dhaxlo. Waxaan idin wadaagi doonaa qaacidooyin ka mida qaacidooyinka waaweyn ee korinta ubadka. Barmaamijkan oo ciwaankiisu yahau “Ma rabtaa…

Read More

Dhamaan Asxaabtani Waxay Hambalyo u Dirayaan Meherka Khaalid Axmed Maxamed Diiriye iyo Ooridiisa Hibo Cabdi Ciise

Hambalyo Meher Wacan Aabo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye “Nac Nac”,C/raxmaan Maxamed Diiriye ,Maxamud Maxamed Diiriye Xasan Maxamed Diiriye, C/rashiid Maxamud Diiriye Mawliid Maxamed Diiriye Aamina Maxamed Diiriye Kinsi Maxamed Diiriye Nimco Maxamed Diiriye Iido Maxamed Diiriye Saynaba Maxamed Diiriye,Hooyo Faadumo Jirde Nuur Dhamaan reer Maxamed diiriye Waxay Hambalyo bogaadin u dirayaan Khaalid Axmed Maxamed Diiriye…

Read More

TALO IYO TUSAALOOYIN Qalinkii Idiris Muxammad Muxammuud ( Idiris Tooxyare) Qaybtii 2aad

Qubulteenna ayaa wadda-jirta, se caaddifadeenna ayaa kala duwan. Markii aynnu ololaha ku jirnay is maynaan arkii karayn, se markii uu dhammaday gacmaha ayaynu is qabsanay sidii innoo caddada ahayd. Eyadda oo aynnu ku kala taageersanayn reernimo, iyo is gaashaan buuraysinimo wayn waliba caaddifad, iyo nin jeclaysinimo ay ku jirto. Waxaa is marin waa ka jiray…

Read More

TALO, IYO TUSAALOOYIN :Qalinkii: Idiris Muxammad Muxammuud ( Idiris Tooxyare.)

Waan ku faraxsanahay guusha, iyo horumarka siyaasadeed ee uu waddankeennu (soomaalilaan) gaadhay waa mid uu innoo horseeday yagleelahii, iyo aabbahii jamhuurayada soomaalilaan Cabdiraxmaan Axmed Cali (Tuur) AHU Iyo madaxwaynayaashii kale oo si qurux, iyo qabayn leh u sii sameeyay hanaanka cod bixinta doorashada ee qof waliba dooran karo qofka uu rabo eyada oo aanay cidna…

Read More

Warbixin Daaha ka Rogtay in Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay Tahay Tii ugu Musuq Maasuqa & Qabyaalada Badnayd ee Somaliland Soo Martay Iyo Doorka Hogaaminta ee Qoyska Madaxweynaha!!!

Hargaysa 02. November 2017 (SDN/QJ):-Warbixin ay soo saareen laba xarumood oo caan ka ah qaaradda Afrika, ayaa lagu sheegay in xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo nqotay xukuumadii ugu musuqa iyo qabyaaladda badnayd ee soo marta Somaliland. Warbixin ay bishan Oktoobar ee dhammaatay soo saareen labada xarumood ee Academy for Peace and Development (APD) oo xaruntiisu tahay Somaliland…

Read More

Ogaysiis: Dhamaaan TageeeRayasha Xisbiga Ucid Iyo Shacbka Reer Somaliland Ee ku dhaqan gobolada Uk

Ogaysiis ogasiis Dhamaaan Madaxda TageeeRayasha Xisbiga Ucid Iyo Shacaka Reer Somaliland EE Ku Nool Uk Gaar Ahaan Magaaalada London Iyo Nawaaxigeeda waxa  Lala Socod Siinayaaa In Maalinta Sabtida EE bishu tahay  7/10/2017 la Qaban Doono Xaflad Aad U Balaadhan Oo Lagu Sooo Dhawaynaayo Madaxda Cusub EE Xisbiga Ucid Murashaxa Madaxwayne ku xigeenka Xisbiga Ucid  Iyo…

Read More

Carraale Ogaal: Kaftanka Muuse Iyo Cirro

Marka hore xamdi alla iyo naxariis Eebbe. Marka xigga, Iyagiyo allahoode la lahaa Muuse iyo Cirro ayaa kaftamay. Kuye Cirro, “Waaryaa Muuse Inaadeer markaan ku arkaba waad cadhaysantee farxadba miyaydaan is arag? Suuye Muuse; “Kkk…Maya, waan farxaa ee cadhadayda iyo farxadaydaa kala badan baa laga yaabbaa,  waxse aan ku waydiiyay Adiga, markaan ku arkaba waad…

Read More

Ogaysiis: Dhamaan Tageeerayasga Xisbiga ucid laantiisa Uk Waxay kugu Marti qadaysa kulan balaran Iyo taagero logu muujinayo xisbiga Ucid kulankan oo ka qabsoomi doona Galbeedka London

Ogaysiis Dhamaan Tageeerayasga Xisbiga ucid laantiisa Uk Waxay kugu Marti qadaysa kulan balaran oo taagero logu muujinayo Xisbiga Ucid kulankan oo ka qabsoomi doona Galbeedka London iyoTageerida Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka oo lagu taageri doono kulaankaas oo ka dhaci doona lounge Royale 1chignell place west ealing w13 0TJ 09/09/17 7PM waxana ka soo qayb gali…

Read More

Qoyska Reer  Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole oo Tacsi Tiiraanyo Leh u Diraya Qoyskii & Qaraabadii ay ka baxday Marxuumad Farduus Cabdilaahi Miguel oo Jabuuti Ku Geeriyootay

Innaalilaahu Wa Innaa Ilayhun Raajucuun—Geeridu Waa Xaq Qoyska Reer Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Qoyskii, Qaraabadii Iyo Eheladii ay ka Baxday Ilaahay Naxariistiisii Jano ha ugu Deeqee Marxuumad Farduus Cabdilaahi Miguel oo Ku Geeriyootay Caasimadda dalka Jabuuti ee Jabuuti Waxayna Tacsidan si Gaar ah u Gaadhsiinayaan Xasan Siciid Khayre oo ahaa…

Read More

Waan dareemay kalgacal  (2) Idiris Toox yare

Jawiga wakhtigu waa mid qalbigaaga ku abuurraaya farxad, kalgacayl, iyo jaceyl nololeed. Waxa cirka ku shaqllan darruuro, cadceeddu na waxay u sii carraabaysaa godkeedii, waxay soo dirraysaa fallaadhihii macasalaamaynta oo qof walba qalbigiisa ku reebaya xusuus. Qalbigaygu ma kasaayo/garanaynin nimco, iyo badhaadhe ka weyn marka aad isku hesho Maandeeq, iyo Jawigaa aadka u macaan. Waxa…

Read More