Wasiir Xaglo Toosiye Qaab noocee ah ayaa Buuhoodle Loogu soo dhaweeyay Iyo Dareemadda ku Xeeran Safarkiisa DAAWO

Buuhoodle, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa ku sugan Magaaladda Buuhoodle oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo Halkaas oo Sidoo kale uu ku Sugan Yahay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh. Wasiir Xaglo Toosiye ayaa marar hore ku Guulaystay inuu Prof Galaydh ka saaro…

Read More

Bogcad Ka Tirsan Somalia oo Maalmo dhan aan Arag Iftiinka Qoraxda,Roobkuna aanu ka Qaadin? DAAWO

Boosaaso, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Ma ogtahay Akhriste in uu jiro dhul Soomaaliyeed oo qoraxda aan la arag maalmo badan, roobkuna hadh iyo habeen ka da’ayo, isagoo wata qabow iyo ceeriyaamo. Dhulkani waa dhul barwaaqo ah, xoolo badani ku nool yihiin, dhirtu aad ugu badan tahay, xeebta magaalada Boosaaso-na kor uga sarreeya in ku dhow…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Iyo Madax Wehelisa oo Awaamiir Cusub ku soo Rogay Dadka Dooxa Xaraf Ciidda ka Gura DAAWO

Hargaysa, 20 January, 2016-(SDN/QJ): – Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex oo ay Weheliyaan Gudooomiyaha Hay’ada Nerad Iyo Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargaysa ayaa Kormeer ku soo Maray Xaraf ee duleedka Caasimadda Hargaysa oo ay Faro baas ku hayaan  Gaadiidka Iska Rogooyinka oo ka daabula Ciida. Kormeerkan ay Mas’uuliyiintani ku tageen Dooxa xaraf ayaa lahayd Laba Ujeedo oo kala…

Read More

Curadkii Curinta: Calan-side Cali Sugulle Cigaal, (1936kii – 2016ka)

   “Waxan waayey, waayeel murtida, waajibkeed gudaye, Waxan waayey, waadiga hiddaha, weel nin noo dara e’, Waxan waayey, ruux loo wakiyo, wiiqii bawdada e’, Waxan waayey, ruux lagu wardiyo, weedhuhuu yidhiye, Waxan waayey, wabarkii tixdiyo, wadanaheediiye, Waxan waayey, waradii hiddaha, waayo-ara ggiiye, Waxan waayey, wadihii wan-qalay, wowga dirireede, Waxan waayey, wadhi kii ku dhigay, gaalkii…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex oo ka Hadlay Nin Xalay Lagu Dilay Magaalada Hargaysa DAAWO

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): –Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Maxamed Maxamud Cali Jeeni yare ayaa Maanta Faahfaahin ka Bixiyey Dil Xalay ka dhacay Caasimada hargaysa Gaar ahaan Agagaarka Garoonka Kubada Cagta ee Hargaysa Stadium. Waxaa Kale oo Gudoomiyuhu Sheegay in Laamaha amaanku ay ka Hawl galeen Soo Qabashada Cidii Falkaasi Gaysatay Isla markaana ay Hayaan Shakhsiyaad lala…

Read More

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo Maanta Shaacisay Xiliga ay Bilaabayso Fulinta Go’aankii Dalka Lagaga Saarayo Dadka Ajaanibka ah ee aan Sharciga haysan DAAWO

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): –Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha ee JSL Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta markale ugu baaqay  dadka ajaanibka ah ee aan sharciga haysan inay dalka kaga baxaan inta ka horayso Bisha labaad ee soo socota. Sida la ogyahay golaha wasiirada ee xukuumada Somaliland ayaa dhowaan soo saaray qorshahan khuseeya joogitaanka dadka shisheeyaha…

Read More

Guddoomiye Cirro Oo Sheegay In Aanu Madaxweyne Siilaanyo Dooran Isla Markaana aanu u Codayn DAAWO

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): – Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo in Mudo ah Socdaal ugu Maqnaa Waddamo ka Tirsan Qaaradda Yurub ayaa Maanta dalka dib ugu soo laabtay Waxaana Gudoomiyaha Ku Soo dhaweeyay Madaarka Cigaal International Airport Madaxda Sare ee Xisbiga Waddani Iyo Xildhibaano…

Read More

Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland oo Soo dhawayn u Samaysay Agaasimaha Guud ee Cusub ee Wasaaraddaas,Kana Jawaabtay Dhaliilo Mucaaridka uga Yimid DAAWO

Hargaysa, 19 January, 2016-(SDN/QJ): – Munaasibad xarunta madaxtooyada loogu sameeyey agaasimaha guud ee madaxtooyadda ee cusub ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiin kala duwan iyo shaqaalaha madaxtooyadda. Munaasibadaas oo ka dhacday hoolka shirarka ee madaxtooyada. Munaasibadan oo ay shaqaalaha madaxtooyadu ku soo dhaweynaayeen agaasimaha guud ee dhawaan xilka loo magacaabay Marwo Khadra Xaaji Gaydh…

Read More

“Xaqu Wuxu Kaa Jiraa Halka Dadku Kaa Jiro. Adoo caalim qaran ah, wadaad kooxeed haka dooran” Maxamed cali Bile

Waxa maalin dhaweyd warbaahinta la hadley wadaado talo ka bixinaya xeerka bangiyada ee uu ka doodayo barlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliland. Waxa ay wadaadadu sheegeen in xeerkaasi ay ku jiraan qodobo dhowr ah oo ka hor imanaya Shareecada Diinta Islaamka oo haddii lagu dhaqmo cawaaqib xumo keeni karta. Qodobada ay ka hadleen waxa ka mid ahaa, xeerka…

Read More

“Waxaan halkan u imid in aanay suurogelin Ololaha Xaaraanta iyo Beenta ah ee Cali khaliif ka waday Buuhoodle” Wasiirka Caafimaadka JSL oo Ka Hadlay Socdaalkiisa Buuhoodle

Buuhoodle 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka JSL Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-Toosiye) oo maanta socdaal shaqo ku tegay Magaalada Buuhoodle oo ay mudooyinkii u dambeeyey farogelin amnidarro ka wadeen koox uu hogaaminayo Nabad diidka Cali Khaliif ee Horjoogaha u ah Kooxda Khaatumo , waxana wasiirka halkaa ku soo dhoweeyey boqolaal ka tirsan dadweynaha Degmada…

Read More

Gudi Hoosaadka Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada oo Soo Gabogabeeyey Kulan Howled Lagu Lafoguraayey Shan Xeer Oo Qabyo Ah DAAWO

Hargaysa 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa Maanta Caasimada S/Land Ku Soo Gabogabeeyey Kulan Howled Lagu Lafoguraayey Shan Xeer Oo Qabyo Ah. Kulan Howleedkaasi Oo Mudadii Uu Socday Lagu Lafo Guraayey Shan Xeer Oo Uu Ka Mid Aha Xeerka Qaranka Ee Maareynta Maaliyada Iyo Xisaabaadka Ee Dalka ,Oo Qabyo Qoraal Ah…

Read More

Ciidamadda Amaanka ee Magaaladda Burco oo Xabsiga Dhigay Weriye Cabdi Maalik Col-doon iyo Xafiiskiisii oo lala Wareegay

Burco 18.Jan 2016 (SDN/QJ):- Ciidanka Amaanka Gobolka Togdheer ayaa mardhaw Xabsiga U taxaabay Wariye Cabdimalik Muuse Coldoon Oo kamida Wariyayaasha Ka Hawl Gala Gobolka Togdheer. Wariyahan ayaa waxa xadhigiiisa Amray Badhsaabka Gobolka Togdheer Mudane Maxamed Ibraahin Aaadan(QABO), Waxaana Xadhiga wariyahan lala Sababaynayaa Riwaayad Uu dhawaan ka Sameeyey Badhasaabada Somaliland ee Dhawaan Dawlada Itobia U Yeedhay iyo…

Read More

Musharrax Maxamed Saleebaan oo Burco ku Qabtay Koob lagu xusay Marxuum Cali Sugulle & Kooxda Ku Guulaysatay DAAWO

Burco, January 18, 2016 (SDN/QJ): – Koob lagu Xusayey Allaah ha u naxariistee Abwaankii weynaa ee Cali Sugulle Cigaal (Dun-Carbeed) oo Khamiistii Aas Qaran loogu sameeyey magaalada Hargeysa, ayaa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, kaasoo ay ku tartamayeen Kooxda Kubbadda Cagta ee ku ciyaara magacyada Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka iyo…

Read More

Kulan Saddex-Geesood ah oo ay yeesheen Ganacsatada Dalka,Maamulka Dekedda Berbera iyo Xukuumadda Somaliland iyo Qadiyada lagaga hadlay SAWIRO

Hargaysa 17.Jan 2016 (SDN/QJ):- Waxa kulan Saddex-Geesood ah yeeshay Masuuliyiinta shirkadaha Ganacsiga Dalka, Maamulka sare ee Dekedda Berbera iyo Xukuumadda. Kulankani wuxuu ka dhacay Xarunta Qasriga Madaxtooyada waxana goob joog ahaa masuuliyiinta shirkadaha ganacsiga ee Somaliland, Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga JSL, Maareeyaha Dekeda Berbera iyo Wasiiro ka socda Xukuumada oo ay kamid yihiin Wasiirka Madaxtooyada Mudane…

Read More

Culimadda Diinta ee Magaaladda Buuhoodle oo Ku dhawaaqay Jihaad ka Dhan ah Somaliland Iyo Baaq ay u Direen Bulshada Deegaankaas DAAWO

Buuhoodle 17.Jan 2016 (SDN/QJ):- Wararka ka Imanaya Deegaanka Gobolka Buuhoodle oo ah Bogcad ay Maamulkeeda ku Hirdamayaan Somaliland,Punt land, Kooxda Khaatumo Iyo Dawlada Federaalka Somalia oo Mid kastaaba ku doodayo inay Maamulkiisa hoos tagto ayaa wararku sheegayaan in Ciidamo ka Tirsan Kuwa Qaranka Somaliland ay ku sii Qul qulayaan Jiida Magaalada Buuhoodle . Hadaba Qaar ka…

Read More

Madaxwayne Silaanyo Oo Intii aanu Xilka Qaban ka Hadlay Arimo Xasaasiya oo ku taxaluqa Sun Nugliyeerka badaha SL Lagu Qubo,Macdanta ,Shidaalka Iyo Arrimo kale oo maanta Qaarkod La arkay DAAWO

Hargeysa 17.Jan .2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaamihiisii Nolosha Mucaaridnimo Wuxuu Caan ku ahaa inuu Bog dooxo amuur kasta oo uu u arkayay inay Bulshadu kaga fogaanayso Maamulkii uu Mucaaridka ku ahaa isla markaana uu ku helayo Taageerada Shacabka. Hadalkani Waa Mid lagu Kaydiyey Mulaaxaha Maqalka iyo Muuqaalka Kaydiya https://www.youtube.com/watch?v=-v8JyThHxm8

Read More