Muqdisho: Caasimaddii Ilmaysay!
Waa caasimad kamida caasimadaha dunida ugu khatarta badan, waa caasimad maalinka uusan qarax ka dhicin la yidhaado maanta waa maalin mucjiso ah, waa caasimad maalin walba ay dad ugu dhintaan gaajo, waa caasimadda kaliya ee qofku meel kasta oo uu joogo marka uu magaceeda maqlo uu soo xasuusanayo darxumo, gaajo iyo silic. Waa caasimaddii intay…
