Muqdisho: Hooyadii Qaraxyada!!!
Sawirkan ma ujeedaa? Bal si fiican u dhugo, oo uga il buuxso? Khadka cas dadka ku jira aad ugu daymasho dheerow. Sawirkan macnihiisa ma fahmi kartaa? Inna ba ma garan kartaa dareenka uu ka turjumayo waxa uu yahay? Bal feker, oo mala’awaal, dhacdada sawirka! Maxaa kuu baxay? Wax sidee ah? Waa natiijo ka mid ah,…
