Abaaro saddexdii iyo badhkii galabnimo weeye wakhtigaan waa ka aan aaddo jaamacadda hargeysa…

Abaaro saddexdii iyo badhkii galabnimo weeye wakhtigaan waa ka aan aaddo jaamacadda hargeysa waxa aan ka soo baxay albaabka guriga uuna dhaqaaqay xagga, iyo waddada uu soo marayo gaadhiga aan racaayay oo diyaar ahaa waxa aan fadhiistay kursiga inta baddan bartilmaameedka i ahaan jiray waan fadhiistay, mise waxa illaa soo fadhiistay nin aan saxiib, iyo…

Read More

Barnaamij Lagu Qiimaynayo Dadka Danta Guud Wax ka qabtay Rubuc Qarnigii Tegay Iyo Shakhsiyaadkii Ugu Horeeyay ee Lagu Maamuusay Wax ka Baro Taariikhdooda DAAWO

Gudoomiyaha Barnaamijka la Magac Baxay Guulaystayaal Geediga Wadaay,qaybtiisa 3aad ee ah Baro oo ku dayo Muwaadinkaaga danta Guud Wax weyn ka soo qabtay Rubuc qarnigii tegay ayaa Marti Qaaday Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo Noqday Shakhsigii ugu Codaynta badnaa ee Dadkii ka qayb galay Codaynta Barnaamijkan. Qaabka ay u Kala Horeeyaan Muuqaaladu ma aha…

Read More

63 Sanno ka Hor Iyo Khudbadii Taariikhda Gashay ee ”I Have A Dream” Xigmadii ay Xambaarsanayd ( DHAGAYSO IYADOO TURJUMAN) Kana DAAWO Qurbejoog

Washintong 28.Aug 2016 (SDN/QJ):- Tobanaan kun oo dad ah ayaa isugu soo baxay agaagaarka taalada lagu xasuusto madaxweynihii hore ee Maraykanka Abraham Lincoln oo ku taala magaalada Washington, halkaasoo ninka aadka looga qadariyo Maraykanka ee Martin Luther King uu ka jeediyey hadalkiisii dareenka lahaa ee “waxaan ku riyoonayaa” muddo haatan laga joogo 63 sano. Bisha…

Read More

Waqti tagaan tabay !

Tacabkii waalidka iyo barbaarintii  caruurnimo kadib wuxu nolosha ka gaadhay heer uu is yidhaah  nooshaada waad maamulikaraysaa wuxuna u arkay in waalidkiisa go’aamada ay ku idhaahdaan fuli  iyo waxa naftiisu rabtaa iskahor imanayaan oo kuwa  walidkii noloshiisa dib udhac ku keenayaan kuwuu isagu qataana yihiin kuwa ugu saxsan.  Muu gaadhin waqti noloshiisa lagu sii daynkaro…

Read More

Sh. Maxamed Cali Geedi: “Qaadku Arrimaha Nolosha Bina’aadamka Aasaasiga U Ah Oo dhan ayuu la dagaallamaa”

Hargeysa (GM) – Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ka mid ah culimada Magaalada Hargeysa ayaa ka waramay dhibaatada dhaqaale ee qaadku ku leeyahay bulshada reer Somaliland – isagoona tilmaamay sheekhu in qaadka sanadkii uu innagaga baxo dhaqaale badan. Sidoo kale Sheekhu waxa uu sheegay in Qaadku uu halis ku yahay caafimaadka dadkeena isla markaana ay…

Read More

Caleemo-saarka Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilaahi Galaal

Hargeysa,20,7,2016 (QJ/SDN) – Waxa labadiii biloood ee udanbeeyay socotaay  qabanqaabada Caleemasaarka Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed Suldaan Cabdilaahi Galaal taaasi oo si xoogan  loogadareemayay gobalda dalka gudihiisa iyo Dabadiisa , Siiba Gobalada Marooodijeex,Oodwayne iyo Togheer, Caleema saarka Suldaaan Sakariye suldaan Maxamed Galaal Waxa uu si Rasmiya uga qabsoomayaa Maalinta Arabacada 20. July.2016 Magaaada QOTAN ee Dhecda…

Read More

Burco waa laga been sheegay!

Farxad wayn ayay ii ahayd inaan markii iigu horreysay aan si rasmi ah u tago magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer anigoo halkaasi kusoo qaatay maalmihii farxadda ciidda ee bisha barakaysan ee ramadaan. Burco waa magaalo si wayn looga yaqaanno guud ahaanba dhulka Soomaalida iyadoo magaaladani ay ka mid tahay magaalooyinka ugu waawayn ee Soomaalida…

Read More

Brexit, what lies ahead !!!!!

A referendum was held at the 23th of June and the reslut has shocked people within the united kingdom but also  across the world, british and  EU politicians did not see this coming. The majority of people where confident that the british citizens would vote for Britain to remain in the European Union, but the…

Read More

Saadaasha Siyaasadeed iyo Dhaqaale ee mandaqada ay ku taal Somaliland

Asalaamu Alaykum waraxmatulaahi wa barakaatuh, waxaan salaan qaaliya hawada u marinayaa dhamaan shaqaalaha iyo maamulka shabakadaha Somaliland  iyo waliba akhristayaasheeda sharafta leh ee ku xidhan  shabakadahan. Bacda salaan hadaan u dhaadhaco dulucda maqaalkan waxaynu ku faalayn doonaa inaynu wax kaga ogaano dhacdooyinkii mandaqada ka dhacay gaar ahaan sida; wareejinta Dekeda Berbera, heshiisyada ay Somaliland la…

Read More

Haloo Hiiliyo HCTV Drs Hoodo yusuf

HCTV wuxuu ka mid yahay warbaahinta ugu firfircoon uguna faano horaysa warbaahinta ku hadasha  Afka-soomaliga .  HCTV wuxuu ka mid yahay  TVyada sida wayn looga daawado gudo & dibedba  looguna jecel yahay. HCTV  waa TV madax-banaan oo  tebiya wararka xaqiiqada iyo runta ku salaysan. HCTV waxa dagaal ku haya  dhamaan talisyada faasidka ah ee ka taliya Geeska Afrika.Halkan waxa ku lifaaqan warqad uu qoray Wasiirka Warfaafinta ee…

Read More

Islaamka iyo Mustashriqiinta

Qeexitaanka erayga Mustashriq/Mustashriqnimada (Orientalist/Orientalism): “Mustashriq” waxaa looga jeedaa qof Caalim ah oo si gaar ah aqoon xeel-dheer ugu leh afafka iyo dhaqanada dhulka dhaca jihada Bari ee Aduunyada. Erayga “Orientalist” ama Mustashriq waxaa markii u horeysay ka dhexmuuqday oo loo adeegsaday luuqada af Ingiriisiga 1779. Erayga “Orientalism” isna waxaa looga jeedaa inla tilmaamo dhulalka dhaca…

Read More

Somaliland: dusha ka dimuqraadi hoosta ka qabaa’il

 (Questioning the unquestionable) Mahad dhamaanteed Allaah iska leh, nabadgelyo iyo naxariisiba korkiisa ha ahaato Nebigeena Muxamed ah (saw); ehelkiisa, asxaabtiisa iyo cidii dariiqiisa haysaba. Waxay sheegaan in qarnigii 18aad nin baaderi ahi tagay wadanka Congo si uu halkaas diinta masiixiga uga fidiyo; wuxuu halkaa kula kulmay nin odey ah oo Uhuru la odhan jirey, wuxuu…

Read More