Abaabulkii ugu waynaa oo ka socda magaalada Hargeysa oo dibad-bax isu diyaarinaysa
Hargeysa. 8 August, 2022 (QJ)- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa laga dareeemayaa abaabul xoogan iyo diyaar garoow ku wajahan dibad baxyada ay ku baaqeen Is-bahaysiga Somaliland, kuwaas oo lagu dalbanayo in doorashada madaxtooyada wakhtigeeda lagu qabto. Xaafadaha New Hargeysa, Calaamadaha, iyo Maxamed Mooge ayaa laga dareemayay xalay abaabul ay wadaan dhalinyarada xaafaduhu iyadoo ay…
