Xasan Sheekh oo Garoowe ka degay iyo Deni oo soo dhaweeyay
Muqdisho 25 Aug, 2022 (QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa gaadhay magaaada Garowe ee maamulka Puntland halkaas oo uu kusoo dhaweeyay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ku xigeenkiisa iyo dad kaloo badan Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ma jirin masuuliyiin kale oo ku wehelisay socdaalkiisa marka laga tago wasiirka arrimaha dibadda oo kagasii horreeyay magaalada…
