Kulanka Guud ee xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland oo baaqday
Hargeysa (QJ)- Maanta waxa lagu waday in magaalada Hargeysa uu ka dhaco kulanka ugu danbeeya ee wada hadalka xukuumadda iyo xisbiga Kulmiye oo dhan ah iyo mucaaradka Somaliland oo dhan ah iyaguna, balse kulanka ayaa baaqday. Baaqashada kulanka guud ee natiijada agu gaadhi lahaa maanta ayay sabab u tahay geerida AHU Sheekh Aadan Siiro oo…
