Maraykanka oo qaadaya tallaabo Somaliland taageero u ah

Hargeysa (QJ)- Guddida Addeega Hubka Aqalka Wakiilada Maraykanka, ayaa waaxda difaaca usoo jeedisay in la amba qaado xidhiidh amni oo Somaliland iyo Maraykanku yeeshaan. Guddida ayaa soo jeedisay in dowladda Maraykanku Somaliland la kaashato sugida amniga gobolka Geeska Afrika, isla markaana ay iskaashi kala yeelato iswaydaarsiga xogta sirdoonka, dhoolatusyo wadajira oo ay sameeyaan labada ciidan,…

Read More

Somalia will talk to al-Shabaab when time is right: president

Somalia’s new President Hassan Sheikh Mohamud says ending al-Shabaab’s violent insurgency requires more than a military approach, and his government will negotiate with the extremist group only when the time is right. He said the al-Qaeda affiliate responsible for deadly attacks across East Africa had developed a “coping mechanism” to military aggression and could not…

Read More

Turkish, Somali presidents discuss regional security, humanitarian aid

Mogadishu (QJ)- Turkish President Recep Erdogan met on Wednesday with his visiting Somalian counterpart Hassan Sheikh Mohamud in the capital Ankara to discuss regional security and humanitarian aid to the African country. In a joint press conference after their meeting, the Turkish president stressed the importance of Somalia’s stability and security for the whole African…

Read More

Baarlamanka Puntland oo diiday dib-u-magacaabista Deni ee hoggaanka Maxkamadda Sare

Garoowe (QJ)- Baarlamanka maamulka Puntland ayaa cod aqlabiyad ah ku diiddey dib-u-magaacbista Hoggaanka Maxkamadda-sare oo dhowr beri ka hor markii la ansixin waayey uu dib-u-magacaabay Madaxweyne Deni. Cod Barlamanku qaadey ayaa 30 kamid ah diidey dib u soo celinta guddiga Maxkamada sare ee Madaxweynaha, 3 xubnood ayaa ka horyimid halka 7 xildhibaana ka aamuseen, sida gudoonka…

Read More

Natiijada wada-hadalada xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland

Hargeysa (QJ- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa maanta ka dhacay kulan ay yeesheen xukuumadda iyo mucaaradka, iyadoo uu ahaa kulankii ugu horeeyay ee dhinacyada dhex mara tan iyo markii ay xiisadda siyaasaddu kululaatay. Kulanka waxa kasoo qayb galay madaxweynaha iyo ku xigeenka Somaliland, masuuliyiin ka kala socota xisbiyada mucaaradka iyo xisbiga Kulmiye, iyo ergadii…

Read More

At least 200 children have died in Somalia since January from drought-caused malnutrition: UN

Mogadishu (QJ)- The United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (UNOCHA) said late Monday that at least 200 children in Somalia have died of malnutrition since January, with the country witnessing “catastrophic food insecurity” for the first time since 2017. Drought conditions have deteriorated following an unprecedented fourth consecutive failed rainy season in…

Read More

Kulan ay berri yeelanayaan Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxda Mucaaradku

Hargyesa (QJ)- Maalinta berri ah waxa la filayaa in magaalada Hargeysa uu ka qabsoomo kulan dhex mari doona madaxweynaha Somaliland iyo labada murashax madaxweyne ee xisbiyada mucaaradka ah, kadib dhex dhexaadin laga galay kulankooda. Waa kulankii ugu horeeyay ee dhex mara labada dhinac kadib xiisadda ka taagan Somaliland markii ay cirka isku shareertay ee mucaaradku…

Read More

Siyaasiyiintii iyo saxafiyiintii xidhnaa oo maanta lasii daynayo

Hargeysa (QJ)- Maanta waxa la filayaa in Xabsiga Madheera laga sii daayo masuuliyiin ka tirsan mucaaradka Somaliland iyo laba saxafi oo u xidhnaa xukuumadda Somaliland, kadib dibad bax ay Mucaaradka Somaliland ka sameeyeen Hargeysa horaanta bishii June. Sii-daynta dadkan ayaa timi kadib kulan dhex maray gudida dhex dhexaadinta xukuumadda iyo mucaaradka iyo madaxweynaha Somaliland, kulankaas…

Read More

Barlamaanka Puntland oo diiday gollaha maxkamada sare iyo Deni oo dib ugu soo celiyay

Garoowe (QJ) – Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta diiday ansixinta golaha Maxkamadda sare ee Puntland, oo uu dhawwaan Magacaabay Madaxweyne Siciid Deni. Kulanka codeynta Baarlamaanka Puntland ee golaha Maxkamadda sare waxaa goobjoog ka ahaa 43-xildhibaan, waxaana diiday in ay ansixiyaan golaha Maxkamada sare 23-Xildhibaan, waxaa ogolaatay 11-Xildhibaan halka 9-xildhibaan ka aamuseen. Ruuxa uu Madaxweyne…

Read More

afar Xubnood oo ka mid ah Komishanka Cusub ee Doorashooyinka oo la dhaariyay

Hargeysa (QJ) – Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland, ayaa maanta madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey Afartii xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee ay dhawaan golaha wakiilladu ansixiyeen. Dhaarinta Afarta xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee maanta ayaa ka damba socota diidmo Golaha Wakiiladu ka biyo diideen saddexda xubnood ee kale ee uu Madaxweynuhu u magacaabay Komishanka Doorashooyinka….

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Sheekh Dirir ku tilmaantay “Qaran-dumis”

Hargeysa (QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay dad u dhashay Somaliland oo xajka ka tegay deegaanada Puntland iyo sidoo kale magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, xili Somaliland ay diiday saamiga ay Soomaaliya ka siisay xujayda sanadkan. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo arintan ka hadlay ayaa dadkaas ku sifeeyay “qaran-dumis” iyo in ay…

Read More

Ujeedada safarka Xasan Sheekh ee Turkiga

Muqdisho (QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa gaadhay dalka Turkiga, waxaana soo dhaweeyey wasiirka waxbarashada dalka Turkiga, Mahmt Özer, iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga, Jaamac Cabdullaahi Caydiid. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo casuummad rasmi ah ka helay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, ayaa waxay ka wada hadli doonaan adkaynta xidhiidhka diblomaasiyadeed ee labada dowladood,…

Read More

Meesha ay marayso dhex dhexaadinta xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland

Hargeysa (QJ)- Gudida dhex dhexaadinta ka dhex wada mucaaradka iyo sidoo kale xukuumadda Somaliland ayaa maanta la shiraysay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, iyadoo uu yahay kulankii ugu horeeyay ee ay madaxweynaha la qaadanayaan tan iyo markii ay iska dhex doorteen guddi gaar ah. Gudidani waxay ka kooban tahay ergadii is xilqaantay iyo xubno Golaha Guurtida…

Read More

WARAYSI: “Waxa macno samaynaysay in wakhtigaa Somaliland loo aqoonsado dal madax bannaan” Kaaliyihii hore ee xoghayaha arrimah dibada Maraykanka.

“Waxaan u arkayay in ay habboon tahay in Midwoga Afrika sameeyo is-bahaysi, kaasoo taageeraya madax bannaanida Somaliland” Kaaliyihii hore ee xoghayaha arrimaha dibadda Maraykankan u qaabilsanayd Afrika sannadihii 2005 illaa 2009 mss, Jandayi Frazwe ayaa waraysi ay bixisay si faahfaahsan uga hadashay sooyaalkii uu soo maray xidhiidhka u dhexeeya maraykanka iyo Somaliland, iyo sidii Maraykanku…

Read More