Madaxii Hore ee BBCda oo dalbaday in la sii daayo suxuufiyiin Hargeysa ku xiran
Muqdishu (QJ) – Madaxii hire ee Iddaacada BBCda laanteeda afka Soomaaliga Yusuuf Garaad Cumar ayaa ugu baaqay dawlada Somaliland ee uu hogaamiyo madaxweyne Muuse Biixi in ay sii deyso weriyeyaasha sharci darada Hargeysa ugu xiran. Yuusuf Garaad Cumar ayaa sidaa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay bogesiisa Facebook. “Arrimaha u gaarka ah Soomaaliland ma jecli in…
