“Somaliland waa halka ugu nugul ee argagixiso ka aasaasmi karto”….Mary Harper
Sannadkii 2003dii, kolkii dhaqdhaqaaqa argagixso ee xooggani ka istaadhmay Geeska Afrika, dilal qorshaysanna ay ka kala dhaceen magaalooyinka Sheekh iyo Boorama, xukuumaddii Rayaale waxay mudnaanta koowaad siisay dhismaha Laanta amniga ee SL. Sirdoonkaasi wuxuu noqday mid ka mid ah sirdoonnadii ugu fiicnaa intii ay SL jirtay. Wuxuu fashiliyey ugu yaraan laba weerar oo argagixiso oo…
