Madeira oo aan Soomaaliya dib ugu soo noqoneyn
Nairobi (QJ)- Wargeyska The East African ee ka soo baxa dalka Kiinya ayaa daabacay in Midowga Afrika uu maalmaha soo socda Soomaaliya u magacaabi doono wakiil cusub kadib markii dhowaan dowladda Soomaaliya ceyrisay Francisco Madeira. Wargeyska oo soo xiganaya ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegay in Midowga Afrika ay ku qancinayaan in Ambassador Francisco Madeira uu is casilo…
