Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland ee Maanta oo Lag Soo Saaray Go’aamo ku Saabsan Xaaladii Dagaal ee Deegaanka Tuko-raq iyo Qaab Dhismeedka Gudi Hoosaadyadda Golaha Wasiiradda SAWIRO

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Kal-fadhigii saddexaad (3aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo ka qabsoomay maanta oo ay taariikhdu tahay 11.01.2018, hoolka shirarka golaha wasiirada ee Madaxtooyada Somaliland, ayaa dood-dheer iyo falaqayn…

Read More

“Somaliland-na Dagaal Baa Lagu Soo Qaadey Oo Xalaad Dagaal Baa Dalka Laga Abuuray”..Gudoomiyaha Guurtidda DAAWO

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxaa ay saaka iskugu yimadeen fadhi deg deg ah isla markaana aan caadi aheyn , kaas oo yimid xili goluhu uu fasax ku jiro Xildhibaanada iyo shir gudoonka golahaasi ayaa waxaa ay fadhigoodan aan caadiga aheyn kaga hadleen arimaha ka soo kordhay gobalada bariga Somaliland , waxaana…

Read More

‘’Anigu Waxaan Qabaa In La Ina Khiyaamayey, Oo Markii Horena La Yidhi Heshiiya, Oo Wada Hadala, Oo Wada Hadalkiina Somaliya Ka Baxday, Waxaan Leeyahay Madaxweynuhu wuu ducaystay maanta Markii uu Joojiyey Dadkii Faraha badnaa ee Soo dhawayn Jiray’’ Madaxweyne Xigeenkii Hore ee Somaliland

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay Maamulka Hawada Somaliland ee Somaliya la wareegtay, Raasiga Dekadda Berbera ee la joojiyey, Saldhiga Milatari iyo qodobo badan, waxaanu wareysigu u dhacay sidan S: Madaxweyne Muuse Biixi safarkiisi ugu horeeyey ee uu…

Read More

”Wuxuu Madaxweynuhu soo Salaamayay Dad Ganacsato ah oo Ka Qayb qaatay Doorashadii Inqilaabka ahayd” Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Safarkii Madaxwayne Muuse Biixi ee Jabuuti Ku Tilmaamay Mid Aan Faa,iido U Helayn Qaranka Somaliland DAAWO

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cismaan Afgaab Nuur ayaa ka hadlay safarkii Madaxwaynaha Somaliland uu ku tagay waddanka jabuuti waxaanu ku sheegay in Mudane Muuse Biixi soo Salaamayay Dad uu ku tilmaamay in ay kala qayb qaateen doorshaddii Inqilaabka ahayd ee ka qabsoontay Somaliland waa sidda uu…

Read More

Madaxweynihii Hore Ee Puntland Faroole Oo Somaliland ku Canbaareeyay Dagaalkii Tuko-raq Si adagna u Dhaliilay Madaxweynaha Punt land hadal uu Ku Sheegay in Somaliland Gabood u Tahay Argagixisadda Caalamiga ah DAAWO

Garowe 10. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynihii Hore ee Maamul Goboleedka Punt land Xildhibaan C.raxmaan Maxamed Faroole oo ku Sugan Magaaladda Garowe ayaa Xukuumadda Somaliland ku canbaareeyay Dagaalkii ka dhacay deegaanka Tuko-raq ee Gobolka Sool. Xildhibaan C.raxmaan Faroole Waxaa kale oo uu Madaxweynaha Punt land ku dhaleeceeyay hadal uu ku sheegay in Somaliland ay gaashaan u tahay…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Gaadhay Magaaladda Qardho,Waxyaabaha uu La Yaabay & Hadyad uu Gudoonsiiyey Boqorka Beelaha Daarood DAAWO

Qardho 10. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo dhawrkii cisho ee u danbeeyay ku Sugnaa Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Punt land ayaa Maanta waxa uu Booqasho ku tegay Magaaladda Qardho halkaas oo si diiran isaga iyo Weftigiisa loogu soo dhaweeyay. Safarka Madaxweynaha waxaa ku weheliyay madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali…

Read More

Somaliland: President Behi Receives UN Delegation

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-His Excellency Musa Behi Abdi, President of the Republic of Somaliland, today, received Mr. Michael Keating, Special Representative of the Secretary-General of the United Nations for Somalia/Somaliland, and a delegation he led at his office at the Presidency, Hargeisa. Somaliland Minister for Foreign Affairs, Dr. Saad Ali Shire, and Mr. Keating, jointly,…

Read More

Court in Somaliland Sentences 4 Youngsters who Robbed a Japanese Photo Artist

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Hargeisa regional court in Somaliland yesterday sentenced four youngsters who robbed a Japanese photographer on broad daylight. The four youngsters admitted of the robbery they committed and further revealed that they stole 5000 US dollars from him. The court sentenced 2 years and 9 months jail term and ordered to pay…

Read More

”Sidaa ogtihiin Puntland Waxay Dagaal Kula Jirtaa Kooxaha Shabaab iyo Daacish, weerarkii Maamulka Somaliland Waxa Uu Gaashaan U Yahay Argagixisada Aan Dagaalka Kula Jirno,Shacabka Punt land Dagaal ha u Diyaar Garoobaan” Madaxweyne Gaas DAAWO

Garowe 10. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si adag uga hadlay weerarkii xooganaa ee dhawaan ciidamo katirsan Somaliland kusoo qaadeen Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.   Waxa uu sheegay Madaxweynaha Puntland in weerarka Somaliland ujeedkiisu ahaa carqaladeynta munaasabad balaaran oo ka socotay magaalada Garawe iyo booqashada Madaxweynaha Soomaaliya ku joogo…

Read More

“Golaha Waxaa Uu Ka Wadda Hadlayay Gar-Darooyinka Putland Laba Qodob Oo Ka Dhinaana Waan Ku Daray Waxaanay Kala Ahaayeen” Xildhibaan Indho Indho DAAWO

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indho Indho oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Somali land ayaa ka hadlay kulan ay yeesheen Golaha Guurtidu oo laga hadlayay Colaada ka dhex aloosan Somali land Iyo Put land waxaanu sheegay in uu Shirgudoonka u gudbiyay laba qodob oo uu ku kala sheegay in ay…

Read More

Garyaqaanka Guud ee Somaliland oo Ka Difaacay Madaxweyne Muuse Biixi eedaymo Sharci oo ka dhashay Xeer Nidaamiyaha Xukuumadda ee uu dhawaan soo saaray DAAWO

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Garyaqaanka Guud ee Qaranka Cabdi-samad Cumar Maal ayaa Sheegay inuu sax yahay Xeer nidaamiyaha dhismaha wasaaradaha iyo Hay’adaha Xukuumadda ee uu soo saaray dhawaan Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Kaas oo Xeel dheere Sharci uu ku tilmaamay mid nasaqaya Xeerka Kala Xadaynta nidaamka Xukuumadda. Xeel dheerayaasha dhanka Sharciga ayaa aaminsan inuu Khalad…

Read More

Waa Sidee Isu Socodka Dadka Iyo Gaadiidka ee Somaliland Iyo Punt land Kadib Dagaalkii Doraad? DAAWO

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Waxaa Doraad ka dhacay Deegaanka Tuko-raq Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Kuwa Maamul Goboleedka soomaliyeed ee Punt land iyadoo deegaankaasi ay markii hore ku sugnaayeen Ciidanka Punt land. Waxaa soo baxayay Warar Sheegaya in Maamulka Punt land uu Hakiyey Isu Socodka dadka iyo Gaadiidka labada dhan u kala Gooshi…

Read More

Dowlada Somalia oo War kasoo saartay Xiisada Colaadeed ee u dhaxeysa Puntland iyo Somaliland

Muqdisho 10. January 2018 (SDN/QJ):-Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ka walaacsan collaadaha ka soo aloosmay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa ku baaqaysa in dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Tukaraq ay si deg deg ah oo shuruud la’aan ah u joojiyaan dagaalka. Qorshaha Dawladda Federaalka ayaa ah in si deg-deg ah ay u joojiso dagaallada iyo colaadaha, waxeyna…

Read More

Dadweynaha Reer Burco Oo Ka Hadlay Culayska Nololeed Ee Sicir-bararka Dollarku Ku Hayo & Aamusnida Xukuumadda DAAWO

Burco 10. January 2018 (SDN/QJ):-Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ee Somaliland, ayaa Cabasho ka muujiyey hoos u dhaca Qiimaha Shilinka Somaliland iyo Kor u kaca Dollarka oo saamayn weyn ku yeeshay Qiimaha Maceeshadda daruuriga ah. Dadweynaha oo la waydiiyey Rayigooda ku aaddan sicir-bararka Dollarka oo saamayn weyn ku leh Maceeshadda Quutal-daruuriga…

Read More

Puntland Oo Ciidammo Soo Dhoobtay Duleedka Magaalada Tuke-raq Oo Doraad Milletariga Somaliland Kala Wareegay!!

Garowe 10. January 2018 (SDN/QJ):-Ka dib, markii Ciidammada Qaranka Somaliland Maalintii doraad ay qabsadeen Degmada Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa waxa halkaasi ka soo baxaya Warar kala duwan oo ku saabsan dhaqdhaqaaqyo Puntland waddo. Wararka qaarkood ayaa sheegaya in Maamulka Puntland oo doonaya inuu dib u qabsado Tukaraq iyo meelo kale oo ka mid ah Gobolka…

Read More

Shirgudoonka Guurtida oo Fadhi gaar ah maanta ka Yeeshay Xaaladaha ka soo Kordhay Deegaanada Bariga Somaliland & Nuxurka Qoraal uu Madaxweyne Muuse Biixi u Diray DAAWO

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Fadhi gaar ah oo ay  Yeesheen Golaha Guurtidda Somaliland Ayaa Shirgudoonka Golahaasi Waxay Digniin Adag U Direen Maamulada Somalia Iyo Punt Land Oo ay sheegeen inay Ku Soo Xadgudbeen Deegaano Ka Tirsan Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=Xr6vJIZ52Mg

Read More

Madaxweynaha Dawlada Federaalka Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo oo Markii u Horaysay Masaafo dheer oo dhulka ah Isaga Gudbay,Dareenada Ku Meersan Iyo Waxay Ishiisu Qabatay !! WARBIXIN

Qardho 10. January 2018 (SDN/QJ):-Markii ugu horeysay, tan iyo markii loo doortay xilka madaxweynaha, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayay maraysaa leyrta ama hanfida dhulka baaxadda leh ee Soomaaliya. Wuxuu marayaa dhulka qarfaha iyo buuraha ah ee caanka ku ah beeyada iyo xijiga ee Bari, dhul geedka uu aad ugu yaryahay balse lagu sheegay kaydka kheyraadka dabiiciga ah…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Kulan Gaar ah La Qaatay Ergayga Qaramada Midoobay u Qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya & Arrimaha Laga Wada Hadlay DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan gaar ah la yeeshay ergayga gaarka ah ee xog-hayaha qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Ambassador Michael Keating oo dalka booqasho ku jooga. Kulankan oo xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland ka qabsoomay maanta, ayaa waxa madaxweynaha ku wehelinayey madaxweyne ku-xigeenka Somaliland,…

Read More