Khilaafka u Dhexeeya Waddamada Turkiga iyo Imaaraatka Oo Weji Cusub Yeeshay!!
Ankara 10. January 2018 (SDN/QJ):-Turkiga ayaa si rasmi ah u bedelay astaanta waddada ay ku taallo saraafadda dalka Isutagga Imaaraatka uu ku leeyahay magaalada Ankara, ka dib hadal dhaliyay khilaaf diblumaasiyadeed oo labada dal soo kala dhexgalay. Waddada waxaa loogu magacdaray Fahreddin Pasha, ka dib markii wasiirka arrimaha dibadda ee Imaaraatka uu internetka ku baahiyay isagoo…
