Xisbiga Ucid oo Shaaciyey in Musuq Maasuq Baahsani uu Ka Jiro Wasaaradda Warfaafinta & Jawaabta Wasaaradda DAAWO

Hargaysa 13. January 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Ucid oo Shir jaraa’id maanta ku qabtay Xafiiskiisa ayaa cadeeyay in Musuq Maasuq baahsani uu ka taagan yahay Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Waxaanu xusay inay Jiraan dad ka dhiigaysatay hantida qaranka Isla Markaana Caddaadis ku haya Shaqaalaha Wasaaradaasi. Dhanka Kale Xasan Maxamed Yuusuf oo…

Read More

‘’Arrinta Iminka Jirtaa waxa weeye ilaa Afar Gobol oo Somalia Goboladeeda ka tirsan ayaa Ciidamadii laga soo qaaday Waxaana la soo dul dhigay Ciidanka Somaliland’’ Wasiirka Arrimaha Gudaha S.land DAAWO

Hargaysa 13. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka warbixiyay Xaalada Guud Xuduuda Bariga JSL, Halkaaso Maalmahii u Dambeeyay ay Maamul goboleedka Puntland ka wadeen Xaalad Abuur iyo Farogalin dhanka Xuduuda ah. https://www.youtube.com/watch?v=Dy6qlxhRVq8

Read More

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo Maanta Magacaabay Afar Agaasime oo ka Mid ah Hay’adaha Dawladda

Hargaysa 13. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-22/012018, uu ku magacaabay Afar Agaasime.   Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:-      Magacaabid Markaan Arkay:               Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad; Xarafka (kh);   Markaan Arkay:                   Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;   Markaan ku Qancay:          In ay Hanan…

Read More

Ku Xigeenka Madaxweynaha Somaliland oo Daboolka ka Qaaday in Madaxweyne Muuse Biixi uu Daaqada ka saarayo La Taliyeyaasha Tirada badan ee Wasaaradaha Dawladda una Aqoonsaday Mid dad gaar ah Lagu Naas-nuujiyo DAAWO

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa go’aamiyey in la yareeyo tirada badan ee La taliyeyaasha ay Wasaaradaha dawladu qortaan taas oo uu ku sifeeyay mid lagu naas nuujinayo dadkaas. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa sidaas ka sheegay kulan lagaga hadlayay kor u qaadista wax…

Read More

‘’Muuse Biixi waa Siyaasi weyn oo Nabad doon ah, Somaliland-na Duulan Kuma Ah Dhul Ay Puntland Leedahay’’ Wasiirka Waxbarashadda oo u Jawaabay C.laahi Cukuse DAAWO

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayaa ka Jawaabay Hadal duur xul siyaasadeed ah oo Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ku ganay Madaxweyne Muuse Biixi. Wasiir Faratoon oo hadalka uga danbeeyay C.laahi Cukuse ayaa isagoo daba jooga weedhihiisa waxa…

Read More

“Waxaan Doonayaa In Aan Xasuusiyo Reer Punt-land Iyo Cabdiwali Gaas Imika Madaxwaynahayagu Waa Janan… Qaladii Shicibka Ahayd…” Ex Wasiir Cukuse DAAWO

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse” oo maanta ka hadlayay Munaasibad Qaddo sharaf ah oo  loo sameeyay Bille Rafle Guuleed  ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada Colaadeed ee ka taagan Tuka-raq waxaanu fariin hawadda u mariyay maamulka Putland isagoo  sheegay in Madaxwaynaha Imika Somaliland  xukumaa  in…

Read More

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Soo Bandhigay Qaabka Ay U Bilaabayaan Ansixinta Wasiirada Cusub Ee Xukuumada DAAWO

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa soo bandhigay qaabka ay u ansixin doonaan Wasiirada cusub ee Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Xoghayaha golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa sheegay in guddiyadii loo xil saaray ay shir gudoonka soo gaadhsiiyeen xogtii Wasiirada cusub, kuwaas oo ansixintoodu bilaabmi doono maalinta sabtida ah.

Read More

Qoraa Boobe Yusuf Ducaale Oo Jawaab Adag Ka Biixiyey Hadalkii Ka Soo Yeedhay Madaxwaynaha Maamulka Puntland,Eedaymo uu u Jeediyey Madaxweyne Farmaajo Iyo Aragtidiisa Xaalada Degaanka Tuko-raq ee Gobolka Sool DAAWO

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ayaa markii kowaad waxa uu ka hadlay xaalada deegaanka Tuko-raq waxaanu eedayn xoogan u soo jeediyey Maamulka taagta daran ee Somalia oo uu sheegay inay is diidsiinayaan waaqaca hortooda yaala.

Read More

Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Oo Balan Ku Qaaday Inuu Fulin Doono Qodobada Ka Soo Baxay Shirka Aqoonyahanka DAAWO

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed oo maanta ka hadlayay Shir ay Wasaaradiisu soo agaasintay oo lagaga hadlayay Sidii Somaliland u gaadhi lahayd isku filnaansho dhanka cuntada ah ayaa balanqaaday inuu si rasmi ah u fulin doono qodobada talooyinka ah ee ay soo Jeediyeen Khubaradii Shirkaas ka qayb qaadanayay.

Read More

Golaha Wasiirada Somalia Oo Looga Sheekeeyey Qiso Oday 60 Jir Ah Ku Qabsatay Gobolka Sh/Hoose!!

Muqdisho  11. January 2018 (SDN/QJ):-Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin xaaladda amniga dalka, Sharciga Shaqaallaha Rayidka ah iyo arrimo kale,  waxaana warbixino looga dhageystay kulankaasi Wasiirka Amniga gudaha iyo Wasiirka Gaashaandhigga dalka. Wasiirka…

Read More

Madaxweyne Farmaajo Iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo si balaadhan Maanta loogu soo dhaweeyay Magaalo Xeebeedka Boosaaso SAWIRO

Boosaaso  11. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, wasiirro heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, siyaasiyiin iyo masuuliyiin qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha ayaa gaaray magaalada Boosaaso halkaasoo kumannaan shacab ah iyo masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo ay isugu soo baxaeen fagaarayaasha iyo…

Read More

Magacyada Lix Hay’adood Iyo Guddiyo Gaar U Taagnaa Oo Uu Madaxweyne Muuse Biixi Hoos Geeyay Wasaarado Kala Duwan

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa lix hay’adood oo hore gaar u ahaa, wuxuu hoos geeyay lix wasaaradood oo kala duwan, waxaanay ka mid noqonayaan waaxo ka tirsanaan doona wasaaradaha lagu daray. Dhawaan ayuu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, wuxuu soo saaray xeer nidaamiyaha dhismaha wasaaradaha iyo hay’adaha xukuumadda. Laakiin saxaafadda looma soo…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo soo Khatimay Shir hawleed lagu Lafo gurayay Sidii Somaliland u Gaadhi lahayd Isku Filnaansho dhanka Cuntada ah DAAWO

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta soo Gabo gabeeyay Kulan hawleed Mudo Sadex Cisho ah socday oo lagaga arrinsanayay sidii dalku u gaadhi lahaa isku filnaansho dhanka cuntada ah. Shirkan ayaa waxaa ka qayb qaadanayay Khubaro ka kala socota Wasaaradda Beeraha, Hay’adaha Wada shaqayntu ka…

Read More

Maxkamadda Hargeysa Oo Xukuntay Dhallinyaro Dhacday Sawir Qaade U Dhashay Dalka Japan Iyo Hanti ay ka qaadeen oo Loo Celinayo!!

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex,  ayaa  laba sannadood iyo sagaal bilood oo xadhig ah ku riday afar dhallinyaro ah oo dhac u geystay nin sawir qaade ah oo u dhashay dalka Japan. Dhallinyaradan oo maxkamadda horteeda ka qirtay fal-dambiyeedka waxa kaloo  lagu xukumay in ay soo celiyaan lacag 5000 kun oo Dollar  oo…

Read More

Duqa Caasimadda Hargaysa oo Diiday inuu ka hadlo Khilaafka Xoogan ee u Dhexeeya Isaga Iyo Xoghayaha Dawladda Hoose DAAWO

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid  ayaa indhaha ka qarsaday in uu ka hadlo khilaaf u dhexeeya  isaga iyo Xoghayaha Fulinta Dowlada Hoose Cali Xasan Cawaale,  mar ay warbaahinta arrinkan wax ka waydiisay isaga oo ku sugan golaha wakiilada Somaliland, Xoghayaha Fulinta ayaa hore u sheegay in uu ka shaqayn kari…

Read More

Suldaanka Ugu Da’da weyn Madax-dhaqameedka Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Duullaanka Soomaaliya & Taariikhda Xuduudda Oo Uu Faalleeyay

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaanka guud ee Beelaha Gobolka AWDAL ee Somaliland Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil, ayaa si adag uga hadlay Faro-gelin qaawan oo Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul-gobolleedka Puntland oo is-bahaysanayaa ku hayaan Somaliland. Suldaan Saleebaan wuxuu ka hadlay Dagaal Toddobaadkan ka dhacay Magaalada Tuke-raq ee Gobolka Sool, halkaasi oo Ciidammada Qaranku ka qabsadeen…

Read More

Madaxweyne Muuse Biixi oo Shaqo ka Joojin ku Sameeyay 109 Xubnood oo ka mid ahaa Hawl-wadeenada Qasriga Madaxtooyadda!!

Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa shaqadii ka joojiyay shaqaale tiradoodu ay dhan tahay 109 shaqaale ah oo ka howl  gala Madaxtooyada Somaliland waxaana lagu wargaliyay in laga wareejiyayo Madaxtooyada iyadoo loo wareejiyo wasaaradaha Cusub ee dhawaaan Madaxwayne Muuse Biixi uu magacaabay. Talaabadan ayaa ka dambaysay ka dib markii  ay…

Read More