Murashax C.raxmaan Cirro oo Hada Hadlay Baaqna u Diray Komiishanka Doorashooyinka & Taageerayaasha Xisbiga Waddani Isla Markaana Cadeeyay inuu Aqbalayo Doorasho Xor iyo Xalaal ah Hadii lagaga Guulaysto Hasa Yeeshee aanu Aqbalayn….DAAWO
Hargeysa 16. November 2017 (SDN/QJ ):-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo goor dhaweyd warbaahinta la Hadley waxaa uu kominshanka doorashooyinka ugu baaqay in ay deg deg wax uga qabtaan cabashooyin uu xisbiga Waddani ka qabo sanaduuq cod bixineed oo ay shaki weyn qabaan . Sidoo kale musharax Ciro ayaa waxaa…
