Zimbabwe: Xisbiga Maamula Dalkaasi oo Xilkii ka Qaaday Madaxweyne Robert Mugabi+ Ooridiisii Grace Mugabe lagala noqday dhammaan shaqooyiinkii ay ka haysay xisbiga Zanu-PF Iyo Mugabi oo La rabo inuu Xilka Madaxweyne Wareejiyo!!
Harare 19. November 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga maamula dalka Zimbabwe ee Zanu-PF ayaa Robert Mugabi ka qaaday xilka hoggaaminta xisbigaas. Waxaa loo magacaabay in xisbiga uu hoggaamiye ka noqdo madaxweyne ku xigeenkii hore, Emmerson Mnangagwa kaas oo laba Todobaad ka hor uu Mugabe ka Ertayay xilka. Shaqa ka eryida Mr Mnangagwa ayaa sababtay qalalaasaha siyaasadeed ee dalkaasi…
