‘’Buug aan Soo Xaday Ma Jirto balse Komiishanka Doorashooyinku waa kuwii Qirtay inuu Buugaasi ahaa kii Codbixinta Iyaga ayaana Mas’uuliyada qaaday’’ Wasiirkii Hore ee Kalluumaysiga DAAWO
Hargaysa 20. November 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii ugu horeeyay ee Kalluumaysiga ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo haatana ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mr.. Maxamed Yaasiin Xasan ayaa ka hadlay Buug uu dhawaan saxaafada u soo bandhigay oo ahaa Kii Codbixinta Doorashaddii Madaxtooyadda Somaliland kaas oo saamayn culus ku yeeshay hannaankii tirinta codbixiyeyaasha Isla markaana…
