Burco: Tamashlayntii Taageerayaasha Waddani Iyo Weedhihii Madasha Gil-gilay SAWIRO/DAAWO
Burco 10 November 2017 (SDN/QJ):-Boqolaal kun oo ka mid ah taageerayaasha xisbiga Isbadal doonka Waddani ee magaalada Burco ayaa buuxdhaafiyey fagaaraha khayriyada Burco oo ay ku soo khatimeen ololaha doorashada Madaxtooyada Somaliland. Shacabka gobolka Togdheer gaar ahaana magaalada Burco oo caan ku ah inay dabaylo isbadal doon uu dalka ka curto ayaa maanta laga dheehanayey…
