Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Goor dhawayd Booqasho ugu Kicitimay Dalka Itoobiya Kadib Markii uu Martiqaad ka Helay Raysal Wasaaraha Itoobiya SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo safar shaqo ugu baxay galabta Dalka Itoobiya, iyadoo uu safarka madaxweynaha ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland , Dr Sacad Cali Shire oo safarka ku wehelinaaya Madaxweynaha. waxa kale oo safarka madaxweynaha ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina-weris Sh Maxamed…

Read More

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Maanta Bulshadda Laascaanood Ku Booriyey inay Xisbiga Kulmiye Doortaan Hanjabaad Culusna u Diray Maamul Goboleedka Puntland DAAWO

Laascaanood 09 November  2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayaa Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Sool gaar ahaan Magaaladda Laascaanood Waxay kala qayb galeen isu soo bax ay Cuddudooda taageero ku Muujinayeen.

Read More

Telefishanka BBC Somalia oo Galabta Dood u Qabanaysa Sadexdda Musharax ee Madaxweyne-nimo ee Eng Faysal Cali,Muuse Biixi & C.raxmaan Cirro!!

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):- Telefishanka BBC Somali ayaa Waxa uu Galabta si toos ah Dood ugu qabanayaa Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne ee Xisbiyadda Ucdi Eng Faysal Cali Waraabe,Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro. Dooda Ayaanay dadweynuhu ka qayb gali Karin hasa yeeshee Waxaa Su’aalo laga weydiinayaa Barnaamij siyaasadeedyada ay…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Shacabka Gobolka Maroodi Jeex ugu Baaqay inay Codkooda Siiyaan Murashax Muuse Biixi DAAWO

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):-Xisbiga talada dalka haya ee kulmiye oo ay maanta ahayd maalintiisii todobaad ee isu soo baxa ololaha doorashada oo ay ugu dambaysay maanta ayaa gobolada iyo degmooyinka dalka ka dhigay isu soo bax ay ku muujinayan cududooda ku waajahan ololaha doorashada madaxtooyada. Madaxweynaha JSL Md: Axmed maxamed Maxamuud (siilanyo) murashaxa madaxweyne…

Read More

”Waxaynu Kala Dooranaynaa Horumar Iyo Dib u Dhac” Khudbad Dhinacyo badan Leh oo Murashax Muuse Biixi Ku Soo afmeeray Ololihii Doorashadda Madaxtooyadda AKHRI/DAAWO

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad qiiro gelisay quluubta dadka reer Somaliland ka jeediyey fagaaraha beerta Xorriyadda ee Hargeysa oo ay isugu soo baxeen taageerayaasha xisbiga degmooyinka caasimadda oo cudduooda ku muujiyey maalintii u dambaysay ee gunnaanadka ololaha KULMIYE maanta. Murrashax Muuse Biixi waxa uu…

Read More

Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye oo Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer kala Qaybgalay Gunaanadka Ololihii Doorashadda DAAWO

Burco 09 November  2017 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Togdheer gaar ahaan Magaaladda Burco soo afjarida todobadii Cisho ee Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda oo Xisbiga Kulmiye ay maanta ugu danbaysay.

Read More

Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen ee Xisbiga Kulmiye oo Khudbad u Jeediyey Taageerayaasha Kulmiye ee Boorama DAAWO

Boorama 09 November  2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne ku xigeenka JSL ahna murashax ku xigeenka xisbiga kulmiye Md: C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), xubno ka tirsan golaha wasiiradda, maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Awdal iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbiga kulmiye ayaa taageerayaasha xisbiga kulmiye kala qayb galay isu soo baxa ololaha ee ay ku muujinayeen cududooda…

Read More

“ Waannu Guulaysanaynaa, Waxaanu Aragnaa Saadaasha Dabaysha, Ragga Aan Garanayn Ee Leh Dagaal Ayaa Dalka Ka Dhacaya, Dagaal Dalkan Ka Dhici Maayo Dawlad Adag Ayaa Ka Talisa, Anagaa Ammaniga Ka Masuul Ah.” Wasiirka Madaxtooyada JSL

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in Xukuumad ahaan ay gacan adag ku hayaan ammaanka dalka, isla markaanay aanay suuro ah ahayn in dalka uu dagaal sokeeyo ka dhaco. Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa sidoo kalena sheegay in xisbiga KULMIYE uu kalsooni buuxda ka qabo inuu ku guulaysan…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Maanta Ku soo Khatimay Ololihii Doorashadda Madaxtooyadda Isu Soo Baxyo Balaadhan oo ay Cuddudooda ku Muujinayaan ,Murashixiinta Madaxweyne & Ku Xigeen oo Taageerayaashooda la Damaashaaday!!

Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):- Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye ayaa Maanta Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka dalka ku soo bandhigay khatimaada 7 Cisho ee ay u lahaayeen ololaha doorashadda Madaxtooyadda ee qabsoomi doonta 13-ka bisha November ee sannadkan. Ololaha xisbiga Kulmiye uu Maanta soo Khatimay ayaa waxaa taageerayaasha dareenkooda la wadaagay hogaanka Xisbiga…

Read More

Madax Sare oo ka Tirsan Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye oo Maanta Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Saaxil Dardaaran Faraqyada ugu Guntay DAAWO

Berbera 09 November  2017 (SDN/QJ):- Xubno ka tirsan golaha wasiiradda iyo mas’uuliyiinta gobolka saaxil ee xisbiga kulmiye ayaa kala qayb galay taageerayaasha xisbigaasi isu soo baxa olaolaha doorashada madaxtooyada. https://www.youtube.com/watch?v=clKiCstx4O0&feature=youtu.be https://www.youtube.com/watch?v=CU_wWmyYXDk

Read More

Todoba Sano,Afar Bilood Iyo 17 Habeen Kadib Maxaa Lagu Xasuusan Doonaa Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu Haatan Dhamaad Yahay Muddadii Xil-hayntiisu?

”Dhismaha Jidadka iyo Waddooyinka, Bur-burka Haykalka Dawladnimo, Sicir-bararka Golaha Wasiirrada iyo Qodobada Kale ee Lagu Xasuusan Doono Xukuumadda Siilaanyo Hargaysa 09 November  2017 (SDN/QJ):- Doorashada madaxwaynaha ee 13 November dalka ka dhici doonta ayaa uu madaxwaynaha Somaliland ku wareejin doonaa xisbiga ku guulaysta talada dalka, waxaana mudada uu madaxwaynuhu talada hayay noqon doontaa 7 sano…

Read More

‘’Wasiir,Badhasaab,Xildhibaan Iyo Ilaa Madaxweyne Maalinta Codbixinta Waa isku Xaquuq Laakiin Kuwii Kala Saari lahaa Waa idinka’’ Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka DAAWO

Hargaysa 08 November  2017 (SDN/QJ):-Waxaa maanta Caasimadda Hargaysa ka ambo baxay in ka badan 7500 oo arday oo noqonaya Hawlwadeenada Komiishanka Doorashooyinka ee Goobaha Codbixinta Doorashadda Madaxtooyadda kuwaas oo ka hawlgalaya Gobolada bari ee dalka. Waxaa Kulan Sagootin ah loogu qabtay Xarunta Jaamacada Hargaysa ayaa Waxaa ka hadlay Gudoomiyaha Komiishanka Doorashooyinka iyo Afhayeenka Guddidaas oo ku…

Read More

Wacdaraha Ololaha Doorashadda Madaxweynaha Somaliland & Waxyaabaha ay Murashixiinta Muuse Biixi,C.raxmaan Cirro iyo Faysal Cali Ku soo Kordhiyeen Saaxada Siyaasadda!!

Hargaysa 08 November  2017 (SDN/QJ):-Waxaa maanta bilaabmaya wareegii u dambeeyay ee ololaha doorashada xisbiyada qaranka. Xisbiga UCID ayaa maanta u tahay maalintii 7aad ee ololaha doorashada oo ah maalintiisii u dambaysay, halka uu KULMIYE, khamiista beri isna u leeyahay, Waddanina uu ololaha soo gunaanadi doona Jimcaha toddobaadkan. 13 November oo ah Isniinta toddobaadka bilaabmaya waxa ay…

Read More

“Muuse Biixi Gacantiisa Ayuu Dalka Ku Burburinayaa Hadii Xukunka Loo Dhiibo,Muuse La Iskuma Raacsanaa Ma Dagaal Sokeeye ayaad Samaynaysaan,C.raxmaan Cirro-na…”.Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Soo Khatimay Ololihii Doorashadda ee Xisbigiisa SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 08 November  2017 (SDN/QJ):-Xisbiga caddaalada iyo daryeelka ee Ucid ayaa Maanta soo Khatimay Todobadii Cisho ee Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda Waxaanu Isu soo baxyo ka sameeyay Goboladda iyo Degmooyinka Dalka Kuwaas oo uu Ku Muujinayay Cuddudiisa Taageero. Murashaxa madaxweyne ee xisbiga Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe iuo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan xisbigaasi ayaa kala qayb…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo kulan la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland

Hargaysa 08 November  2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 08.11.2017 uu kulan la qaatay ururada bulshada rayidka ah ee  Somaliland, waxaanu madaxweynuhu ku yidhi “Aad baan ugu faraxsanahay kulankan saaka aad igu timaadeen. Waxaan idiinka mahadnaqayaa war-bixinta iyo talada balaadhan ee aad ii soo jeediseen. Waxaan idiinku…

Read More

“Dawladda Xun Lagama soo Kabto Fursad Ayaynu Haynaa in Dawladda Xun aynu Sagootino” Gudoomiye C.qaadir Jirde

Hargaysa 08 November  2017 (SDN/QJ):-Taageerayaasha xisbiga Waddani oo iskaga kala yimid xaafadaha magaalada Hargeysa ayaa taageerada ay u hayaan xisbiga Waddani ay ku soo bandhigeen fagaaraha Beerta Xoriyada ee magaalada Hargeysa iyagoo sita calanka astaanta u ah xisbiga Waddani. Gudoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee xisbiga Waddani, Xuseen Aadan Cade, gudoomiyaha ololaha ee gobolka Maroodi-Jeex ee xisbiga Waddani…

Read More

Bulshada Ceerigaabo Oo Dhoolatus Taageero Ku Qaabilay Musharrax Cabdiraxmaan Cirro Iyo Ballamaha Uu U Qaaday DAAWO/SAWIRO

Ceerigaabo 07 November  2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ahna musharraxa Madaxweyne Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ololaha doorashada kala qayb qaatay taageerayaashiisa gobolka Sanaag. Musharrax Cabdiraxmaan Cirro olole hadh iyo habeen ah kala qayb galay bulshada u riyaaqsan isbedelka uu hoggaaminayo.   Musharraxa ayaa xilli hebeenimo ah degmada Huluul ee gobolka Sanaag…

Read More