“Komishanka doorashooyinka, waxaannu ugu baaqaynaa inay kusoo laabtaan Xayndaabka Cadaaladda iyo Xaqsoorka oo ay u xaqsooraan Warbaahinta…” Warsaxaafadeed Ururka Mareegaha Somaliland

Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):- Ururka Warbaahinta Mareegaha Somaliland {Somaliland Online Media Association( SOMA)}, ayaa si qoto dheer uga hadlay xaaladda wakhtigan ee la xidhiidha arrimaha doorashada Madaxtooyada iyo nidaamka Warbaahineed ee Somaliland ka jira, doorka ay gaarka u leeyihiin Shabakadaha Online-ku iyo sida ay Guddiga doorashooyinka, Xisbiyada iyo Ururrada kale ee Saxaafadeed ee Somaliland…

Read More

Xukuumada Waqooyiga Kuuriya ayaa ku Hanjabtay in Duqeyn aan la Saadaalin Karin Wakhtigeeda iyo Goobta ay La Beegsan doonaan Maraykanka iyo Xulafadiisa

W.Kuuriya 20. October 2017 (SDN/QJ):- Hanjabaadan oo ay Baahisay Xarunta dhexe ee Wakaalada Wararka Dalkaasi waxaa ay Kusoo beegantay Iyadoo Maraykanka iyo Ciidamo ka socda Koonfurta Kuuriya iyo Japaan ku sameeyeen Dhoolatus Milatari Gacanka Kuuriya Taas oo cadho Xoogan iyo Diyaargarow ku Samaysay Waqooyiga Kuuriya. Geesta kale Xukuumada Biyoonyaan aya ku Balan qaaday in ay…

Read More

Hay’adda Laanqayrta Cas ee Turkiga oo Ka Dayrisay Xaalada ay ku Sugan Yihiin Shacabka Degen Gobolka Idilib ee Suuriya

Ankara 20. October 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda Laanqeyrka Case ee Turkiga ayaa Walaac Xoogan ka muujisay  Xaalada ay ku Suganyihiin dadweynaha Gobolka Idilib, ee Dalka Suuriya, Iyadoo hallkaasi kajirto Xaalada Cunto yari ah Dawo La’aan baahsan. Madaxa Hay’addaasi Mr Kariim Da’ud ayaa sheegay in ilaa Sideed Boqol oo kun oo ku bara kacay Gudaha Gobolkaasi ay…

Read More

Awaamiir adag oo Ka Soo Baxay Raysal Wasaaraha Ciraaq oo Ciidamadiisa & Maleeshiyaadka Taageera ku Wargaliyey inay Dib uga Baxaan Magaaladda Kirkuuk

Baghdad 20. October 2017 (SDN/QJ):- Amar adag oo kasoo baxay Xafiiska Raysal Wasaaraha Ciraaq  Xaydar al-Abaadi aya lagu War geliyay  Ciidamada Militariga ah iyo Maleeshiyada Taageerta in ay si Deg deg ah uga Baxaan Magaalada Kirkuuk, kadib markii ay Cabashooyin kasoo yeedheen Qawmiyada Kurdiyiinta ee Magaaladaasi Degan.   Ciidamada Booliska ee Deegaanka Magaalada ah iyo…

Read More

In Ka badan 40 Askari oo Ciidamadda Afganistan ah oo Lagu Dilay Gobolka Kandahaar Kadib Qaraxyo lala Bartilmaameedsaday

Kabul 20. October 2017 (SDN/QJ):- Saraakiisha Difaaca ee Dalka Afgaanistan ayaa Xaqiijiyay in 40 Askari oo katirsan Ciidamada Qaranka Lagu dilay Saldhig ku Yaala Galbeedka Gobolka Kandahaar Halka tiro kalena lagu dhaawacay kadib markii Laba Qarax iyo Weerar toos ah lagu qaaday Saldhiga.   Afhayeen u Hadlay Wasaarada Gaashaandhiga Dalkaasi Mr Daud Wasiiri, waxaa uu …

Read More

Beri oo uu Bilaabmayo Ololaha Doorashadda Madaxtooyadda & Komiishanka oo soo Saaray Jadwalka kala horaynta Axsaabta

Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa soo saaray Jadwalka Ololaha Doorashada Madaxtooyada ee Saddexda Xisbi Qaran.     Ololaha Doorashada Madaxtooyada ayaa Komiishanka Qaranku u asteeyay inuu bilaabmo 21-ka bishan Oktoobar oo ku beegan Sabtida beri , waxaanu soconayaa illaa 10-ka bisha November, 2017-ka, taasi oo ka dhigan in Ololaha…

Read More

Nuxurka Qoraal uu Madaxweynaha Somalia u Diray Gudoonka Labada aqal ee Baarlamaanka Somalia AKHRI

Muqdisho 20. October 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka u qoray Warqad uu kaga codsanayo Kulan deg deg ah.   Farmaajo ayaa ka cosaday Gudoonka Labada Aqal in maalinta Sabtida kulan deg deg ah la isugu yeero  Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka si uu ugala hadlo xaalada…

Read More

‘’Saaxiibkay Nacnac oo aanaan Weligayo Meel u wada Codayn Maanta Xabada dhinac ayaanu u wada ridaynaa, Waxaan Xaal Buuxa ka Bixinayaa……..’’ Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah ee Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 20. October 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Mudane C.qaadir Xaaji Ismaaciil Jirde ayaa Xaal ka bixiyey hadal dhawaan ka soo yeedhay Boqor Cismaan Buur madow oo ka hadlayay Madal ay Xubno beesha uu ka soo jeedaa u sameeyeen Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye. Gudoomiye C.qaadir Jirde ayaa hadalkan ka…

Read More

Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo Macno daro ku Tilmaamay Shirkii Burco Ka Dhacay ee Laba Beelood ku Go’aansadeen inay Dhisaan Murashax Muuse Biixi, Sheegayna in aanay Shaqaynayn Siyaasadda Jeegaanta DAAWO

Hargaysa 19. October 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Shirkii Madax dhaqameedka Laba Beelood oo Somaliland ahi ku go’aansadeen inay dhisaan Murashax Muuse Biixi. Waxa uu Xuseen Axmed Caydiid Sheegayn in aanay Maanta shaqaynayn Siyaasada Jeegaanta loogu Magac daray.

Read More

Sadexdda Murashax Madaxweyne ee Xisbiyadda Kulmiye,Ucid Iyo Waddani oo Caawa isku Haleelay Dood Toos ah Toos u DAAWO

Hargaysa 19. October 2017 (SDN/QJ):-Sadexda Murashax ee Jagooyinka Madaxweyne ee Xisbiyadda Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi, Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Iyo Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Caawa Waxay isku Haleeleen Dood Toos ah oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Telefishanada Madaxa Bannaan ee Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=d2NTjSsShR0  

Read More

Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweyn Fooladeyn Ah U Sameeyey Siyaasiyiin Miisaan Ku Leh Gobolka Hawd Iyo Degmada Axmed Dhagax SAWIRO

Hargaysa 19. October 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa  munaasibad balaadhan oo lagu qabtay hotelka Ambasadoor ee magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyay Siyaasiyiin miisaan culus ku leh  gobolka Hawd iyo degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa. Boqolaal taageerayaashooda ah ayaa sidoo kale soo cammiray munaasibadda. Xafladda soo dhawaynta ah waxa ka qayb galay musharraxa xisbiga…

Read More

Sool: Madaxweyne Axmed Siilaaanyo Oo Mashaariic La Hirgaliyey Xadhiga Ka Jaray Kuwo Kalana Dhagax Dhigay SAWIRO

Laascaanood 19. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo oo hoggaaminayey wefti ballaadhan oo Xukuumadda ka tirsan, ayaa maanta [19/10/2017] xadhiga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hir galiyey gobolka Sool. Madaxweynaha ayaa furay cisbitaalka guud ee gobolka Sool, oo laga hir-galiyey in ka badan 11 mashruuc, sidoo kalena waxa madaxweynuhu uu xadhiga ka…

Read More

”Balan Ayaanu Idinka Qaadaynaa In Hantidii Umaddu Lahayd Guryaheedii, Dekadaheedii Iyo Madaaradeedii Iyo Waxii La Boobay Ee Maanta Lays Leeyahay Ka Sii Gaadhsiiya Waanu Idiin Soo Celinaynaa’’ Max’ed Biixi Yoonis DAAWO

Hargaysa 19. October 2017 (SDN/QJ):-Siyaasiga Maxamed Biixi Yoonis;  wasiirkii hore ee arimaha dibada haddana ka mid ah masuulyiinta xisbiga Waddani ayaa shacbiga Somalilad u balan qaaday in xisbiga Waddani uu soo celin doono dhamaan hantida umadda ee la iibiyay intii arimaha doorashooyinka haatan loo diyaar garoobayay. Maxamed Biixi Yoonis waxa uu si cad u sheegay…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Mar Kale amray inaan Golaha Wasiiradu Ku Ololayn karin Gaadiidka Dawladda!!

Hargaysa 19. October 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Salaasadii shir aan caadi ahayn isugu yeedhay golihiisa wasiirada, kaas oo socday qiyaastii laba saacadood, waxaana shirkaas goob-joog ka ahaa guddoomiyaha iyo murashaxa xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi.   Shirkan oo u muuqda inuu yahay kii u dambeeyay ee uu Madaxweyne Siilaanyo u qabto golihiisa wasiirada, ayaa…

Read More

‘’Kulmiye Waxaan uga Tagay Qabiil lagu Dhisay Qabiilkii ayuuna Ku Shaqeeyaa,Taasi Ummada Somaliland Meel Gayn mayso Laakiin Iyagu waxay wadaan Cadaawad….’’ C.laahi Jawaan DAAWO

Hargaysa 19. October 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi C.laahi Xaaji Cumar la Taliyihii Hore ee madaxweyne Siilaanyo ee dhinaca Doorashooyinka oo Maanta ku Biiray Xisbiga Waddani ayaa Faahfaahiyey Sababaha uu ku Xushay Xisbiga Waddani isagoo ahaa Kaadiriintii Xisbiga Kulmiye.

Read More

Madaxweyne Silaanyo Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Shirkada DP World Kusoo Bandhigtey Qalab Tirro Badan Oo Ay Kusoo Kordhiyeen Dekadda Berbera Isla Markaana Dhagax-dhigey Free zone Dekada Mashaariic Kale Furay SAWIRO

Berbera 19. October 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL Md. Axmed Maxamed Maxauud Siilaanyo iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa  gaadhay magaalo madaxda gobolka Saaxil ee Berbera.   Madaxweynaha oo ay wehelinayeen xubno ka tirsan Xukuumadiisa ayaa Berbera kaga qayb-galay munaasabada ballaadhan oo shirkadda DPWorld kusoo bandhigaey qalabkii ugu tirada badnaa ee lagu soo kordhiyo dekadda Berbera,…

Read More

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Magacaabay Qaar ka Mid ah Guddiyada Ololaha Doorashada ee Xisbiga Waddani ee Gobolada Dalka Qaarkood Iyo Guddida Maamul ee Gobolka Togdheer AKHRI

Hargaysa 19. October 2017 (SDN/QJ):-Iyadoo ololihii doorarasha Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland bilaabmayo, wuxuu Xisbiga WADDANI u magacaabay xubnaha hoos ku qoran inay – noqdaan Guddiyadda Ololaha Gobollada ee Xisbiga WADDANI,iyo dhammaystirka maamulada Gobolada qaar , hore wuxuu Xisbiga WADDANI u magacaabay Guddiyadii Gobolka Togdheer, ee ololaha iyo maamulka,  Gobollada dhimana waxa la soo magacaabi doonaa dhawaan.

Read More