Dumarka Maraykanka Oo Ku Maadaysanaya Lana Kala Saftay Dagaalkii Haweenka Trump Isku Qabsadeen Mansabka Marwada Koowaad Ee Qaranka!!
Washington 18. October 2017 (SDN/QJ):- Tan iyo markii ay soo baxeen is qabsashada ay isa sudheen haweenaydii hore ee Madaxweyne Trump iyo haweenayda uu wakhtigan qabaa iyaga oo isku qabsanaya ta loogu yeedhayo marwada koowaad ee qaranka waxa si weyn faallooyin uga bixinaya aadna arrinkaasi si gaar ah u soo jiitay haweenka guud ahaan waddanka…
