Xildhibaan Nacnac: Kaadir Kulmiye ahaa oo Maanta ka Huleelay Xisbiga Kulmiye Shaaciyeyna inuu Ku Biirayo Xisbiga Waddani (Adiguba Caqlaad Leedahee Carar Maxaa Dhaama) DAAWO

Hargaysa 12. October 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka Tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland Isla Markaana ahaa Mudanayaasha Muxaafidnimada Caanka ku ahaa kana ag dhow Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa Maanta Shaaciyey inuu ka Huleelay Xisbiga Kulmiye. https://www.youtube.com/watch?v=Pl7iDBpsPJA

Read More

Murashaxa Xisbiga Waddani Oo Kulan La Yeeshay Ra’isal Wasaraha Ethiopia Iyo Nuxurka Qodobada Ay Ka Wada Hadleen DAAWO

Addis Ababa 12. October 2017 (SDN/QJ):-Weftigii Murashax xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa kulan ay ku wehelinayeen Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, Xoghayaha Arimaha Dibada ee Xisbiga Waddani Dr Maxamed Cismaan Fadal, Wasiirkii hore ee arimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis iyo Xoghayaha Murashaxa Baashe Yuusuf Axmed, ayaa Xafiiskiiska Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Hailemariam…

Read More

‘’Waxaan Welwel ka qabaa Labada Xisbi oo Ololahooda Hab Qabiil ku Maray,Insha allaah Labadooda Midkoodna Ma Helayo ee anaga ayaa helayna Waanan aqbalaynaa Natiijo Kasta oo Doorashadda ka soo baxda’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Nairobi 11. October 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo socdaal ku Jooga Xarunta dalka Kenya ee Magaaladda Nairobi ayaa ka hadlay doorashadda somaliland ee Madaxtooyadda ee Ku astaysan 13-ka bisha November ee Sannadkan. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe waxa uu balanqaaday inuu u Hogaansamayo Natiijada doorashadda ka soo baxda. https://www.youtube.com/watch?v=tPub7ZtbDPU

Read More

Laba Mas’uul oo Shalay Isku Xisbi ahaa Maantase Kala Taageera Kulmiye Iyo Waddani oo Afkaar kala fog ku kala Cabiray Hogaaminta Muuse Biixi & C.raxmaan Cirro DAAWO

Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Xoghayihii Hore ee Warfaafinta Xisbiga Waddani C.rashiid Xasan Mataan balse haatan ka Tirsan Xisbiga Kulmiye Iyo Xoghayaha arrimaha dibada ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Prof Maxamed Cismaan Fadal ayaa siyaabaha kala fog uga hadlay Hogaaminta labada Murashax Madaxweyne ee Xisbiyadda Kulmiye Iyo Waddani Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Mudane…

Read More

Xisbiga Mucaradka ah ee Waddani Oo Buuxiyaay Kursiga Guddoomiye Ku Xigeenka Kowaad oo Uu Hore U Baneeyaay Siyaasi Axmed Muumin Seed & Sad ka badan oo Loo Kordhiyey DAAWO

Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa si rasmi ah u Shaaciyey inay buuxiyeen Jagada Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbigaas ee laga Xayuubiyey Siyaasi Axmed Muumin Seed. Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani Abubakar Sheekh Xuseen (Shiine) ayaa ka soo Jeeda Raaska Siyaasi Axmed Muumin Seed ee Beesha Gobolka…

Read More

‘’Khasab ayay Ku Tahay inay Aqbalaan Natiijada Doorashadda’’ Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Oo fariin adag u direy saddexda xisbi Qaran ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan maxamud Aadan ayaa Sheegay in Sadexda Xisbi qaran ee Somaliland ee Kulmiye,Waddani Iyo Ucid ay ku Khasban yihiin aqbalaada Natiijada doorashadda Madaxtooyadda ee Ku astaysan 13-ka Bisha November ee sannadkan. https://www.youtube.com/watch?v=bWSKw_aXkWs

Read More

Maxaa ka soo Baxay Shir Burco ay ku Wada Yeesheen Gudi ka socota Beesha Gudoomiye Muuse Biixi & Qaar ka mid ah Madaxda dhaqanka ee Galbeedka Burco? DAAWO

Burco 11. October 2017 (SDN/QJ):- Shir ay Magaaladda Burco ku wada yeesheen Salaadiinta,Cuqaasha iyo Waxgaradka ka soo Kala Jeeda deegaanada Oodweyne,Sanaag,Galbeedka Burco,Gebilay,Saaxil iyo Galbeedka Hargaysa ayaa lagu go’aamiyey Sidii Loo Taageeri lahaa loona Dhisi lahaa Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne Iyo Ku Xigeen ee Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye.

Read More

Wareegto uu Madaxweyne Siilaanyo soo Saaray 7 Sano ka Hor ayaa Sabab u ah Muranka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada,Guddida Anshaxa Doorashadda Iyo Agaasimaha Komiishanka AIDS-ka!!

Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Lix iyo tobankii bishii Siddeedaad ee sannadkii 2010 ka ayaa ay ahayd markii madaxweyne Siilaanyo oo xilka hayey laba toddobaad oo keliyi uu soo saaray wareegto markiiba su’aalo dhalisay oo uu ku magacaabayo Afar masuul oo uu ka mid yahay Cabdikariim Axmed Xinif. Mudane Cabdikariin waxaa uu madaxweynuhu u magacaabay…

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore ee somaliland Mudane Cabdiraxmaan Aw Cali oo Murrashaxiinta Xisbiyada Baaq  u Diray ,Shacabkana Talo u Jeejiyay

Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, ayaa murrashaxiinta  madaxnimada ku tartamaaya ugu baaqay inay ilaaliyaan jiritaanka Somaliland, isla markaasna ay aqbalaan natiijada doorashada madaxtooyada ka soo baxda. Mudane Cabdiraxmaan Aw Cali waxa kaloo  uu shacbiga reer Somaliland uu ugu baaqay in aanay coloobin ee ay…

Read More

Maxkamadda Gobolka Hargaysa oo Xukun Xadhig ah oo Qarsoodi ah ku riday Suxufi ka Hawlgali Jiray Hargaysa & Daneeyeyaasha Xuquuqul Iinsaanka oo Gef sharci ku tilmaamay

Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Gobolka Hargeysa waxaay 8dii October 2017 ku xukuntay suxufi Maxamed Adan Dirir hal sano iyo lix bilood oo xadhig ah. Garsooraha dacwadda qaaday Axmed Dalmar Ismaaciil wuxuu dhegaystay  dacwad ciqaab ah oo ka dhan ah Dirir iyada oo aanu joogin qareenkisii iyo qoyskiisii tooni. Isla maalintii ayuu garsooruhu ku…

Read More

Xoghayihii Hore ee Gobolka Maroodi Jeex oo Ka Shiraaqday Xisbiga Kulmiye lana Bahoobaya Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 11. October 2017 (SDN/QJ):- Xoghayihii hore ee gobolka Marroodi-jeex Xamse Ciise Cabdi waxa uu ku dhawaaqay innuu iska Casilay Xisbigii KULMIYE iyo Xubinnimaddiisiiba, isla markaanna waxa uu ku biiray Xisbiga WADDANI. Dhaqdhaqaaqii ugu horreeyay ee siyaasaddeed waxa uu ka soo bilaabay Ururkii ASAD, dabaddeed markii danbe waxa uu u soo wareegay Xisbiga UCID. Muddo…

Read More

Toban Qodob oo ah Asaraarka uu Hogaamiyaha Mucaaridka Kenya Raila Odinga Uga Baxay Doorashada Ku Celinta ah ee Kenya!!

Nairobi 11. October 2017 (SDN/QJ):- Is beheysiga mucaaradka Kenya ee loo yaqaano NASA ayaa sheegay in uu ka haray doorashada la filayo in la qabto 26-ka bishan. Hadaba kooxda Raila ayaa cuskatay qodobo badan, balse 10 ka mid ah ayaan halkan ku soo koobeynaa: “Dalabka xuriyad labaad” Raila Odinga ayaa sheegay in ka dib halgankii…

Read More

Booliska Kenya oo Lagu eedeeyay inay Dileen 37 Qof si ay u Baajiyaan Dibad baxyo ka dhashay Natiijadii doorashadii la Laalay & Hogaamiyaha Mucaaridka oo Mawqif adag iska taagay Ka Qayb galka Doorashadda,Maxaa Sababay?

Nairobi 11. October 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda xaquuql insaanka dalka Kenya ayaa ku eedeysay booliska dalkaasi dilka ugu yaraan 37 qof oo lagu dilay hawlgal ay booliska kaga Hortagayeen dibadbaxyo dalkaasi ka billowday kaddib markii la shaaciyay natiijada doorashadii dalkaasi ka dhacday labo bilood ka hor. Sida lagu sheegay warbixin ay soo saartay hay’addani, 35 qof…

Read More

Shirkad Maraykana Oo Shaacisey In Ay Shaqaalaysiisey Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Ingiriiska David Cameron Oo Muddo Bilaa Camal Ahaa!!

Washington 11. October 2017 (SDN/QJ):- David Cameron oo ahaa ra’iisal wasaarihii hore ee waddanka Ingiriiska ayaa shaqo cusub ak helay kambani ku yaalla waddanka Maraykanka kadib in muddo ah oo uu bilaa camal ahaa tan iyo markii uu xilka Ra’iisal Wasaarenimo ee dalkaasi Ingiriiska isaga tagay oo iskii isku casilay kadib markii uu ku guul…

Read More