Qaraxii ugu Xooga weynaa oo Galabta ka Dhacay Isgoyska Soobe ee Magaaladda Muqdisho & Khasaaraha oo Marba Marka Xiga sii Kordhaya!!

Muqdisho 14. October 2017 (SDN/QJ):-Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, gelinkii dambe ee maanta. Qaraxan ayaa la sheegay in loo adeegsaday gaari xamuul ah oo walxaha qarxa laga soo buuxiyay. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay isku geedaameen isgoyska iyo dhismayaasha ka ag…

Read More

Garabka Raadinta Guusha Qaranka ee ay ku Bahoobeen Siyaasiyiin Miisaan leh oo la Midoobay xisbiga KULMIYE SAWIRO

Hargaysa 14. October 2017 (SDN/QJ):-Xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey siyaasiyiin miisaan leh oo ku bahoobay Garabka Raadinta Guusha Qaranka oo ay ku bahoobeen siyaasiyiin miisaan leh oo kasoo digo-rogtay xisbiga mucaaridka ah ee UCID. Munaasibad si heersare ah loo agaasimay oo maanta lagu soo dhaweeyey siyaasiyiinta, kana qaybgaleen Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee xisbiga KULMIYE…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Daboolka Ka Qaaday inay Joojisay Gebi ahaanba Jaadkii laga Keeni Jiray Dalka Yemen Baqdin laga qabo Cudurka Kalooraha awgeed DAAWO

Hargaysa 14. October 2017 (SDN/QJ):-Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta Shaacisay inay Gebi ahaanba dalka Somaliland aan la Keeni Karin Jaadka Laga Keeno Dalka Marin Biyoodku inoo dhexeeyo ee Yemen oo uu Ka Jiro Cudurka Halista ah ee Daacuunka oo ay u dhinteen dad aad u tiro badan.

Read More

Murashax C.raxmaan Cirro iyo Nuxurka Su’aalo Laga Weydiiyey Qodobo ay Shacabka Somaliland Khaati ka Istaageen Todobadii Sanno ee Xil Haynta Xukuumadda Kulmiye!!

Hargaysa 14. October 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa shacabka Somaliland u balan qaaday inaanay qoyskiisu wax saamayn ah ku yeelan doonin talada iyo nidaamka dawladnimo ee wadanka, haddii uu ku guulaysto doorashada madaxtooyada ee November qabsoomaysa. Md. Cirro, oo toddobaadkan ay koox suxufiyiin ahi su’aalo ku weydiiyeen magaalada…

Read More

”Qaran kuma dhismo qoys iyo laba qoys oo xuluafo noqda ama jeegaan noqda” Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland

Hargaysa 14. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa si sarbeeb ah uga jawaabay hadal ay dhawaan Burco kaga dhawaaqeen laba Suldaan oo ay bulsho badani u aragtay mid taladii Somaliland ku soo koobaya laba beelood oo ka mid ah beelaha Somaliland. Wasiir Xaashi oo hadal ka jeediyay munaasibad gaadhi Ambalaas ah lagu wareejinayay…

Read More

Weftigii Somaliland Ee Ku Sugnaa Dalka Jeejniya Ayaa Safarkoodii Ku Soo Gabagabeeyey Arrimo Doora Oo Muhiim U Ah Labada Dal DAAWO

Jeejniya 14. October 2017 (SDN/QJ):-Waftigii uu hogaaminayay, wasiirku xigeenka wasaaradda maaliyada Somaliland md. Axmed Xaashi Cabdi oo ay wehelinayeen, Amb Cabdifataax Siciid Axmed Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti oo isagu isku xidhka iyo sidii ay u suurogeli lahayd xidhiidh wada shaqayneed oo dhex mara labada dal ku guulaystay in ay weftigani ku tagaan dalkaaasi…

Read More

Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta ku Dhigay Xubno ku Eedaysan Gubista Gaadiidka Basaska DAAWO

Hargaysa 14. October 2017 (SDN/QJ):-Afhayeenka ciidanka booliska Gaashanle Sare Faysal Xiis Cilmi ayaa shaaciyay inay gacanta ku dhigeen sagaal eedaysane oo qaarkood ay gacanta kula jireen gubista gaadiidka caasimada ee basaska oo muddooyinkii u dambeeyay magaalada Hargeysa lagu gubayay. Afheeyeenka ciidamada boolisku waxa uu sheegay inay muddooyinkanba ay daba socdeen dad basas badan ku gubay…

Read More

‘’Dalkayga Gudihiisa Waan u Jilicsanahay balse Shisheeyaha waan Ku adagahay’’ Warbaahinta Madaxa Bannaan Iyo Idaacadaha Caalamiga ah oo Soo Gole Joojiyey Murashax Cirro & Su’aalo La Weydiiyey DAAWO

Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkani waa kii ugu horeeyey Barnaamij noociisa ah ee laga qabto Murashax u tartamaya Jagada Madaxweynenimo ee dalka Somaliland amma Dalalka Geeskaba. Qaybaha Warbaahinta Somaliland khaasatan Telefishanada iyo Idaacadaha Caalamiga ah ee Somaliland ka hawl gala ayaa Gudoomiyaha ahna Murashaxa Jagada madaxweyne ee Xisbiga Waddani ku weydiiyey Su’aalo door ah….

Read More

Hargaysa:Madaxda Dhaqanka Iyo Shirkadaha Qaadka oo Isku Raacay Inaan Wax Qaada Laga Keeniin Dalka Itoobiya & Digniino adag oo ay direen DAAWO

Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka Mid ah Madaxdda Dhaqanka Somaliland Iyo Shirkadaha qaadka ayaa isku raacay inaan Wax qaad ah laga Keeni Karin dalka Itoobiya gaar ahaan Deegaanada Oromada sida Haawaday Ilaa meel la isla dhigo dadkii lagu laayay Deegaankaasi Bishii September.

Read More

Jidka Ceerigaabo oo ah Dhaxalka ugu Weyn ee Madaxweyne Siilaanyo ku Gunaanadi lahaa Xil hayntiisa oo is taagay & Fariimo loo Diray Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO

Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Wadada laamiga ah ee loogu talo galay inay isku xidho Ceerigoobo iyo gobalada Somaliland ee kale oo 360-Km ah ayaan wax shaqo ah laga qaban shantii bilood ee ugu danbeeyay. Wadada ceerigaabo ayaa magaalada ka soo baxda iyada oo laami ah isla markaasna soo gaadha deegaanka Kalsheekh oo 70-km u…

Read More

Maxay Xukuumadda Somaliland kala Socotaa Socdaalada ay Murashixiinta Kulmiye Iyo Waddani Ku tageen Addis ababa & Kulamada ay la Yeesheen Raysal Wasaaraha Itoobiya? DAAWO

Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay ujeedada safarka ay dalka Itoobiya ku tageen murrashaxiinta saddexda xisbi Qaran ee Somaliland. Waxaa Todobaadkan dhamaaday tegay dalka Itoobiya Laba wefti oo ay kala Hogaaminayeen Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne ee Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani iyagoo kulamo la qaatay Raysal wasaaraha…

Read More

Ingiriiska oo si weyn Indhaha ugu haysa Doorashadda Madaxtooyadda Somaliland & 60 Goob Jooge oo ay soo Dirayso

London 13. October 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Ingiriiska ayaa mar kale cadaysay inay maalgelisay lixdan goob-jooge caalami ah oo kormeeraya doorashada madaxtooyada Somaliland, kuwaas oo doorashada ka hor dalka iman doona. Xildhibaan Kerry McCarthy oo ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska ayaa wasiirul dawlaha ingiriiska u qaabilsan Afrika iyo dalalka Barwaaqo sooranka Rory Stewart, waxay weydiisay bal in…

Read More

“Nimanka Musharraxiinta Ah, Waxaan Leeyahay Cod-baad Nagu Leedihiin, Ee Naguma Lihidin Inaanu Dhiig Idiin Daadino………” Axmed Yuusuf Yaasiin DAAWO

Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay Marxaladda kala-guurka ah ee Dalku marayo iyo Salaadiinta kala taageersan Xisbiyada Qaranka. Axmed Yuusuf Yaasiin, wuxuu sheegay in Madax-dhaqameedka Somaliland yihiin kuwa haddii Dalka muran-Siyaasadeed ka dhaco Xallinaya, sidaas darteed looga Wanaagsan yahay inay ku dhex milmaan Xisbiyada…

Read More

‘’Deegaanka aan ka soo Jeedaa Ma Jiraan Cid gaar ah oo u Talisa oo ay Daba Gelayaan,Sidoo Kale Ma Jirto Go’aan intaas Le’eg oo uu Madaxweyne Ku Xigeenku qaadan Karo…’’ Wasiir Qabyo Tire DAAWO

Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Maxamed Ibraahin Aadan ayaa ka hadlay taageerada xisbiga uu ka tirsan yahay ee Kulmiye ku haysto deegaanka uu ka soo jeedo ee Gobolka Hawd.

Read More

Somaliland: Kalsoonidda Maxkamadda Sare Iyo Kaalinta Doorashada Madaxtooyadda Qalinkii: Muuse Jaambiir (Faallo)

Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Sare waa dubbaha garsoor ee ugu sareeya hay’adda cadaaladda dalka. Maaha komishankii doorashada balse door bay ku leedahay. Kaalinta ay doorashada ku leedahay waxay billaabataa kadib marka Komishanka doorashadu ku dhawaaqo natiijadda kama dambaysta ah. Waxay ansixisaa ama sharciyaysaa natiijadda Guddiga doorashadu ku dhawaaqo, haddaan muran ka taagnayn oo…

Read More

Taliyihii Ciidanka Dab-damiska Gobolka Togdheer Oo Iska Casilay Xilkii Uu Hayay & Sababta Ku Keliftay DAAWO

Burco 13. October 2017 (SDN/QJ):- Taliyihii ciidanka dab-damiska gobolka Togdheer ayaa shaaca ka qaaday inuu gabi ahaanba iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda madaxwayne Siilaanyo,waxaana uu si adag uga hadlay sababaha kalifay inuu is casilo. Taliyahan Is casilay ayaa sheegay in lagu Khasbay inuu u Ololeeyo Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye.

Read More

‘’Waxay Maanta Somaliland Maraysaa halkii ugu Liidatay, waxaanu idiin sheegaynaa musuquna wuu xadhko goostay’’ Gudoomiye Jirde DAAWO

Burco 13. October 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay mid dalkii rahmaysa oo isku xoqaysa beelaha Somaliland. Md. Jirde oo hadal ka jeediyay munaasibad uu xisbiga Waddani ku qabtay Burco oo lagu soo dhaweeyay Beesha Cabdale Arab oo ka soo digo…

Read More

Guddiga Ilaalinta Iyo Daba-galka Hantida Qaranka Wakiillada Oo Isha Ku Haya Masuuliyiinta Xukuumadda Xilligan Lagu Jiro Kala-Guurka

Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Guddiga ilaalinta iyo Daba-galka Hantida Qaranka ee Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay inay bilaabayaan Olole ay kaga hor-tagayaan in Xilligan lagu jiro Kala-guurka ee Doorashada Madaxtooyada lagu Takri-falo Hantida isla-markaana lagu ololeeyo. Guddiga ayaa sheegay in Diyaar-garowga loogu jiro Doorashada Madaxtooyadu ka soo dhex galay Wareysiyadii ay la yeelan jireen…

Read More