“Waxaanu Ka War Qabnaa In Komiishanku Meel Xafidan Ku Xidhay Kaadhadhkii Aanay Qaadanin Dadkii Is-diiwaangeliyey..” Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani

Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Tirada Cod-bixiyeyaasha Doorashada Madaxtooyada Somaliland ee uu shaaciyey Komiishanka Qaranku. Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Maxamed Cabdillaahi Uur-cadde oo Saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan Tirada Cod-bixiyeyaasha Kaadhadhkooda qaatay ee haddii Alle yidhaahdo Codayn doona Doorashada soo socota. Mr. Uur-Cadde…

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Lagu Eedeeyay Inay Bixin Waydey Deyn Ku Dhow $ 30 Kun, Oo Loo Haysto Wasiiru-Dawlaha Nabadaynta Gobollada Bariga

Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Muwaadin Ganacsade ah ayaa Xukuumadda Somaliland ku eedeeyay inay Wasiiru-Dawlaha Nabadaynta Gobollada bariga ka bixin wayday Kirada Gaadhi uu watay Muddo 7 Bilood ah. Ganacsadahan oo lagu Magacaabo Cali Diiriye Jaamac, ayaa sheegay in Wasiiru-Dawlaha Nabadaynta Gobollada bariga Somaliland Mr. Cabdirashiid Gargaar uu ka kireystay Gaadhi Laan-guruusal ah isla-markaana uu…

Read More

Saddexda Murrashax ee Doorashada Ku Loolamaya Waxa Ka Weyn Qaranimada Somaliland!

Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Doorashadii saddexaad ee madaxtooyada ee ka qabsoonta Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa loo dareerayaa muddo ay innaga xigto 32 maalmood oo kaliya. Waxa la gaadhay marxaladii ay xisbiyada qaranku isa saari lahaayeen masuuliyad weyn oo ay dalka kaga badbaadiyaan in ummaddu ku qaybsanto oo ku kala fogaato xamaasada loollanka doorashada. Waxa xisbiyada…

Read More

“Waxaad Ku Dedaashaan Inaan Codku Idinka Habsaamin, Waayo? Waxa Imanaya Madaxweyne Cusub…” Maareeyihii Hore ee Dekeda Berbera Eng Cali Xoor-Xoor

Dacar-budhuq 13. October 2017 (SDN/QJ):- Maareeyihii Hore ee Dekedda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Xoor-Xoor), oo Warar Maalmihii u dambeeyay soo baxayey sheegayeen inuu ku biirayo Xisbiga WADDANI, ayaa Ficil ahaan ku muujiyey inuu ka mid yahay Xisbiga KULMIYE. Eng. Cali Xoor-Xoor oo ka mid ah Dadka Miisaanka ku leh Gobolka Saaxil, balse aan inta…

Read More

“Waxa Jira Dad Iibsanaya Kaadhadhka Cod-bixinta, Haddana Gubaya..” Xasan Waraabe Cadde

Hargaysa 13. October 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyihii hore ee guddida Olambiga Somaliland ahna La Taliyaha Maayarka Hargaysa ee dhanka Ciyaaraha Xasan Waraabe-Cadde ayaa ka digay dad uu sheegay inay ku hawlan yihiin arrimo halis ku ah doorashada iyo xaqa muwaadinka, kuwaas oo kaadhka codbixinta lagu iibsanayo. Xasan waxa uu tibaaxay inay jiraan dad kaadhka codbixinta ka…

Read More

Golaha Kismaayo ee Maamul Goboleedyada Somalia iyo Madashii qaranka maxay isaga mid yihiin?

Kismaayo 13. October 2017 (SDN/QJ):- War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si taxadar leh loogaga hadlay shirkii ku soo idlaaday Kismaayo, kaa oo lagu dhisay gole ay ku mideysan yihiin madaxda shanta maamul goboleed ee Soomaaliya. Waxaa qoraalka lagu billaabay: “Madaxweyne Farmaajo wuxuu si dhaw ula socdaa…

Read More

Dawlada Turkiga oo Muqdisho ka bilaabaya Fulinta mashruuc weyn oo uu horey u balan-qaaday Erdogan

Istanbul 13. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u Dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Eng. Saadaq Abdullahi Abdi ayaa sheegay in dhismayaasha guryihii dawladda Turkigu balan qaaday inay Muqdisho ka hirgalinayso qorshahoodu marayo meel fiican. Wafdiga wasiirka oo booqanaya Turkiga kana koobnaa Wasiirka iyo Ganacsato Soomaaliyeed ayaa waxaa si diiran loogu Soo dhoweeyey…

Read More

Madaxtooyadda Villa Somalia oo Balan Uga baxday Gudoomiyaashii hore ee Degmooyinka Gobolka Banaadir

Muqdisho 13. October 2017 (SDN/QJ):- Madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan xafiiska Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa balan qaad uu u sameeyay Gudoomiyaashii hore ee Degmooyinka gobolka Banaadir uga baxay. Madaxweynaha Soomaaliya Farmaajo ayaa markii xilka laga qaaday Gudoomiyaasha degmooyinka kulan gaar ah la qaatay, waxa uuna Madaxweynaha u balan qaaday in dowlada kamid noqon doonaan shaqooyina…

Read More

Xukun Madaxaa Haku Furto Ah Oo Lagu Riday MAGAFE Lagu Helay, Inuu Jidh-dil Nafta Kaga Qaaday Tahriibayaal Soomaali Ah

Roma 13. October 2017 (SDN/QJ):- Nin Soomaali ah ayaa Maxkamad ku taal dalka Talyaanigu ku xukuntay xabsi daa’in, kaddib markii lagu helay dambi ah inuu jidh-dil iyo dil isugu daray dad Muhaajiriinta ku sugnaa dalka Liibiya. Ninkan oo lagu magacaabo Cismaan Maxamuud oo 22-jir ah ayaa sanadkii hore lagu qabtay magaalada Milano ee dalka Talyaaniga,…

Read More

Dawlada Kenya oo Guud ahaanba Joojisay Isu soo Baxyo ka Dhici lahaa Magaalooyinka Waaweyn & Mucaaridka Kenya oo ku baaqay inay Taageerayaashoodu sii wadaan banaan baxyada!!

Nairobi 13. October 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Kenya ayaa mamnuucday in dibadbaxyo lagu qabto gudaha saddex magaalo oo waaweyn oo kala ah caasimadda Nairobi, Kismu iyo Mombassa. Wasiirka arrimaha gudaha Kenya, Fred Matiang’I, ayaa sheegay in mamnuuciddaasi looga gol leeyahay in lagu badbaadiyo hantida iyo shacabka Kenya. Taageerayaasha mucaaradka ayaa dibadbaxyo joogta ah ka dhigayay magaalooyinkani…

Read More

Taliyaha Sare ee Ciidanka Qaranka Myanmar oo Maraykanka u Cadeeyay in Qoomiyada Rohinga aanay Dalkiisa u Dhalan Balse ay ka soo Jeedaan Bangladesh & Waxay ka Yeelayaan Kuwii u Qaxay Bangladesh!!

Myanmar 13. October 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha sare ee Ciidamada Qaranka Mayan-maar Jeneral Min Anug, ayaa si rasmi ah ugu sheegay Safiirka Maraykanka u fadhiya Dalkaasi in Muslimiinta Rohinga ayna u dhalan Mayan-maar, ee uu Gumaystihii ingiriisku Dalka Keenay. Jeneralku waxaa uu intaasi raaciyay in aan dadkan Loogu yeedhi Karin Rohinga ee ay Bangaali yihiin iyaga…

Read More

Kuuriyadda Waqooyi oo Nidar ku Martay in si kasta oo Culays loo Saaro aanay ka Joojinayn Horumarinta gantaalaha Nukliyeerka!!

Pyongyang 13. October 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka arimaha Dibada ee Waqooyiga Kuuriya Rii Yan, oo waraysi siiyay Wakaalada Wararka ee Ruushka “Taas” Ayaa ku dhawaaqay in ayna joojinaynin Dawladiisu Xaalad kasta oo timaada Horumarinta Gantaalaha Xambaara Madaxyada Niyuuk-leerka. Isagoo Xusay in ay Difaac u tahay  Qaranimada Xukuumada Biyoon-yaan. Mr Rii Yan waxaa kale oo uu intaasi…

Read More

”Laakiin warka ugu weyni maaha kaayaga ee waa ka Xildhibbaan Nacnac,Waxaan Raysal Wasaaraha Itoobiya Ka wada Hadalnay…” Gudoomiye Cirro SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 12. October 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo wefti uu hoggaaminaayey oo dalka Itoobiya ugu maqnaa marti-qaad rasmi ah oo ay ka heleen Raysal Wasaaraha dalkaasi sida oo kale na halkaas kulan kula soo qaatay raysal wasaaraha iyo  weli ba madax kale oo ka tirsan dawladda Itoobiya, ayaa galabta dib ugu…

Read More

Ardayda Dugsiga Agoomaha Ummul Khadiija Oo Wasiir Samsam Ku Eedeeyay Inay Xoog Kaga Heysato  Raashin Dalalka Carabtu Ugu Deeqeen

Hargaysa 12. October 2017 (SDN/QJ):-Waalidiinta, Macalimiinta, Maamulka iyo Ardayda wax ka barata Dugsiga Agoomaha ee Ummul Khadiija Foundation ayaa eedayn u soo jeediyay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan,waxa ay ku eedeeyeen inay iyadu ka dambayso raashin Dugsigaasi u raran oo kaga xaniban Dekeda Magaaladda Berbera,waxaanay ka codsadeen Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud…

Read More

Wasiirkii Gaashaandhiga Dawlada Federaalka Somalia Iyo Taliyihii Ciidanka Xooga Dalka Somalia oo Is Casilay!!

Muqdisho 12. October 2017 (SDN/QJ):-Wararka ka imaanayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in uu iscasilay wasiirkii Gaashaandhigga dowladda federaalka. Waxaa lagu warramayaa in Cabdirashiid Cabdullaahi Maxamed uu warqad iscasilaad ah u gudbiyay golaha wasiirada. Waxaa la sheegayaa in laga aqbalay warqadda uu xilka uga tagay wasiirka. Lama oga sababta uu wasiirkii Gaashaandhigga isu casilay.   Dhanka…

Read More

Gudoomiye Cirro iyo Weftigiisii oo ka Soo Laabtay Itoobiya,Maxay Raysal Wasaaraha Itoobiya ka wada hadleen Muxuse Ka Yidhi Ku Soo Biirista Xisbiga Waddani ee Xildhibaan Nacnac & Eedaynta Gudoomiye Faysal Cali Waraabe? DAAWO

Hargaysa 12. October 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudan C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Wefti uu Hogaaminayay oo Socdaal ugu Maqnaa Dalka Itoobiya ayaa Galabta ku soo laabtay Caasimadda dalka ee Hargaysa. Weftiga Gudoomiye Cirro oo ay Xubno ka ahaayeen Hogaamiyaha Xisbigaas Mudane Xirsi Cali Xaaji…

Read More

“Suurta Gal Maaha In 2 Beelood Sida Hagbada Ay Xukunka Ugu Heshiiyaan..Murashaxa Madaxwayne Ee Xisbiga UCID ENG ”Faysal Cali Waraabe

Hargaysa 12. October 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha ahna musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumada ku eedeeyay inay wado da’daalo dadka qabaa’il loogu kala qaybinaanyo, isla markaasna uu ka baqo qabo in rabshado qabyaaladeed ay dalka ka qarxaan. Eng.Faysal Cali Waraabe waxa uu xukuumada ku dhaliilay inay doonayso inay dalka ku maamusho sidii…

Read More

“Hadii Cid Lagu Calaamadinayo Qabyaalad, Kala Furfur Iyo Kala Qaybin, Waxaannu Leenahay Xisbiyada Mucaaridka Ayaa Dhawaaq Dheer Ku Dhiga, Tabahaana Yaqaana, Anaggu Kuwa Dadka Ururinaya Ayaannu Nahay.” Wasiirka Madaxtooyada JSL SAWIRO+DAAWO

Hargaysa 12. October 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaarada  Madaxtooyadda Md. Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiirka Wasiirka Deegaanka iyo horumarinta reer miiga, Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Bandare,  ayaa maanta gaadhi ku wareejiyey degmada Xaaji Saalax ee gobolka Daad-madheedh.   Gaadhigani uu loogu taloo galay degmada ayaa waxa bixisay Xukuumadda Somaliland, waxana munaasibad lagula kala wareegayey jog-joog aha ahaa…

Read More