Wadahadalladii Hogaamiyeyaasha Soomaalida ee Xalane oo ku dhammaaday Natiijo la’aan
Muqdisho (QJ) – Wadahadallo siyaasadeed oo ka dhacay gudaha xerada Xalane ee Muqdisho oo u dhexeeyay Xasan Sheekh Maxamuud iyo xubnaha mucaaradka ah ee uu hoggaaminayo Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Saciid Cabdullaahi Deni ayaa soo dhammaaday maalintii labaad iyagoon heshiis rasmi ah gaarin, sida laga soo xigtay ilo xog ogaal ah oo ka warqaba…
