Ciidamada Dowladda oo Gaaray Duleedka Baydhabo Xilli Xiisaddu ay sii Kordheyso Koonfur Galbeed
BAYDHABO (QJ)– Ciidamada Dowladda ee maanta ka baxay Buur Hakaba ayaa hadda gaaray duleedka Baydhabo, sida ay sheegayaan warar la xaqiijiyay. Ciidamadu waxay howlgallo miino baaris ah ka wadeen agagaarka magaalada, iyagoo raacaya ilo maxalli ah oo xaqiijiyay in miino badan lagu aasay aagga. Sida laga soo xigtay howlgallada qorsheysan, ciidamadan – oo ka kooban…
